DAAWO kulan lagaga hadlayay ka qayb qaadashada Siyaasada ee dadka laga tirada badan yahay
Berbera 02.May (SDN) Waxaa Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil lagu qabtay aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayay Xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ee ka qayb qaadashada Siyaasada iyo Hogaaminta Wadanka,Iyadoo ay Kulankan ka soo qaybgaleen ,aqoonyahano,Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka berbera,iyo Madax dhaqameed ka socday beelaha laga tirada badan yahay. Waxaana halkaas lagu soo bandhigay…
