Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Waajibaadka Hor yaala Mudanayaasha Golaha Deegaanka Boorama {DHAGAYSO}
Boorama 04,May (SDN).Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa tababar mudo laba iyo toban Cisho ah u Socday Xidhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Boorama waxa uu ugu soo Gabo gabeeyay Magaalada Boorama . Tababarkan loo soo xidhay xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama ayaa Waxay ku baranayeen casharo salka ku haya hogaaminta wanaagsan iyo xalinta khilaafaadka….
