Xildhibaano Ku eedeeyay dawlada Soomaaliya in ay Dastuurka dalka Xadgudub ku tahay Xariga Suxuufiyiinta Shabeele
Muqdisho 06,2013(SDN)-Dawlada Soomaaliya ayaa weli xabsiga ku heysa maamulihii Iddaacada Shabeelle ee Muqdisho iyo weriye Maxamed Bashiir ka dib kolkii ay baahiyeen wareysi ay bixisay suxuufiyad Muqdisho uu ku kufsaday Wariye ka hawlgala warbaahinta dawlada. Beesha Caalamka iyo ururada u dooda Xuquuqaha aadanaha ayaa hore u canbaareeyay xabsiga Gabadha la kufsaday iyo hawlwadeenada Shabeelle. Waxa…
