Gudoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Ethiopia iyo Booqasho uu ku tagay goobta Carwadda Qowmiyadaha DAAWO
JIG-JIGA 07.DEC (SDN)- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo booqasho uu kaga qaybgalayo xuska maalinta qoomiyadaha dalka Ethiopia ku jooga magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida Ethiopia ayaa kulan balaadhan la yeeshay gudoomiyaha baarlamaanka dawlad deegaanka somalida Ethiopia iyo tiro xildhibaano baarlamaanka ka tirsan. Kulankan gudoomiyayaasha baarlamaanada labada dal ee Ethiopia…
