XAQSOOR MA ANAA KA HADHAY?
XAQSOOR mabda’ baan ugu xishay. Daryeelka dacalladaan ku raacay. Kala-lulashada, dheelitir baa ka roon baan is idhi. Dalka dawadiisa la hel baan is idhi! Dantu waa Xaqsoor baan is idhi. Hamow been baa la yidhi! Doorashadii 2012ka waa mur iyo deebaaq la odhay. Sinnaani waa timo-sacab la yidhi. Sabaalaynta Xaqsoor la badi! Runi, run tagtay….
