Maamulka iyo dadka reer Hiiraan oo ka arinsaday sidii howsha Isbitalka Magaalada Baladweyne ay ku sii socon laheyd

    Baladweyne Jan 04 2013 (SDN)— Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha ,Waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Beledwayne ee xarumta gobolba Hiiraan iyo sodoo kale maamulka magaalada baladweyne ayaa waxa uu ka dhacay halkaasi. Waxaana uu kulankaasi ku saabsanaa sidii uusan u xarmi lahayn isbitaalka magaalada Beledwayne oo ay dhawaan isaga baxaday…

    Read More

      MSF oo mar kale sheegtay in xaalada qaxootiga Soomaalida ah ee Kenya ay ka dareyso hadii qul-qulka uu sii socdo

      Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Hay’adda gar-gaarka caalamiga ah ee MSF ayaa sheegtay in caafimaadka kumanaan qaxooti Soomaali ay Qatar gali karto hadii magaalooyin laga soo kaxeeya Magaalooyinka, islamarkaana lagu qasbo in iska xaadiriyaan Xiryaha qaxootiyad ee Kenya. Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduuda la heyn MSF ayaa ku sheegtay war ay soo saaratay in qaxootiga ku…

      Read More

        Hugo Chavez, Madaxweynaha Venezuela oo oo xaaladiisa laga deyrinayo

        Caracas Jan 04 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Venezuela Hugo Chavez, ayaa lugu soo warmayaa in xaaladiisa caafimaad ay ka sii dareyso kaddib markii qaliin looga daaweynayay Kansar loogu sameeyay dalka Cuba. Wasiirka Warfaafinta dowladda Venezuela Ernesto Villegas oo ku sugan Magaalada Caracas  ayaa u sheegay warfidiyeenka in Madaxweynaha xaaladiisa aysan wanaagsaneyn waxana uu tilmaamay in…

        Read More

          Heague iyo Fowsiyo Yuusuf oo isku raacay in Ingiriiska lagu qabto shir looga hadlayo Isbadalada Somaliya

          London Jan 03 2013 (SDN)- Wasiirada Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Ingiriiska ayaa waxa ay kulan ku yeesheen Magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Wiliam Heague Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska iyo Dhigiisa Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kawada hadlay arrimo badan oo ku aadan xiriirka labad dal, waxaana uu Mr. Heague sheegay in uu aad…

          Read More

            Komishanka doorashooyinku wuxuu muujiyey maamulxumo baahdey oo ay ka marag kacayaan go’aannada aan laga fiirsan ee ay ka soo saarayeen natiijooyinkii doorashada, Khudbadii Gudoomiye Cirro ka jeediyay Dabaal dega Xisbiga Wadani ka akhri halkan

            Hargaysa 03.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani isla markaana ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uu maanta ka jeediyay Dabaal dega Xisbigiisu ku weynaynayay ka Mid noqoshada Sadexda Xisbi qaran ee dalku Yeeshay Mudada Tobanka Sano ah ee soo Socda. Hadaba Waxaan halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Khudbadii Uu…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, faah faahina ka bixiyay booqashii uu ku tagay Sudan

              Muqdisho Jan 03 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xasan Sheekh oo ka soo laabtay wadanka Sudan ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno kale oo kale oo ka tirsan dowlada. Wuxuu…

              Read More

              Nigeria oo Soo Gabgabeysey Riyadii Johan Cruf (Nigeria 1 Catanluya 1)

              Jan-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu maanta ku jaleeceynaa xiddigii reer Holland ee barisamaadkii (Johan Cruf) oo riyadiisii huleeshey. Haddaba wax badan ayaan maqaaladeydii hore uga soo qaatey Cruf taariikhdiisii laacibnimo iyo tababarnimo,wuxuu qarka u saaranyahay inuu gabiahaanba inuu  ka dhexbaxo ciyaaraha xanuunu dartiis. Saaxiibayaal 65-an jirkan ayaa u horseedey naadiga weyn ee Barcelone ciyaarta casrigan ama…

              Read More

                Xisbiga Wadani oo dabaal deg la yaab leh ka sameeyay Caasimada Hargaysa

                Hargaysa 3 Jan (SDN)   Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayay Guusha Xisbiga Wadani ka soo hooyay Doorashadii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ka qabsoontay dabayaaqadii Bishii November ee Sannadkii tagay ayaa Maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa.   Xisbiga Wadani oo ahaa Urur Siyaasadeedkii keliya ee u soo Gudbay Marxalada Xisbinimo,waxaa ka soo…

                Read More

                  Xaflad Balaadhan Oo Ay Soo Qaban-qaabiyeen Ururka Somaliland Concern Group Oo Ka Dhacday Galbeedka Magaalada London Ayaa Shahaado Sharaf Lagu Guddoonsiiyey Abwaan Siciid Ilkajiir Daawo Sawirada‏

                  London 3/1/2013 (SDN) Xafladd  ay soo qaban qaabiyeen  Ururka Somaliland Concern Group  oo ka dhacay Galbeedka Magaalada London.Munaasibadaa ayaa waxa kasoo qayb galay aqoonyahano, abwaano iyo dhalinyaro ka kala yimi daafaha magaalada London, halkaasi oo xubnihii ka hadlay ay dhaamaantood ku dheeraadeen qiimaha uu abwaanku  ku dhex leeyahay bulshada dhexdeeda , waxa kale oo ay xuseen…

                  Read More

                    Isimida Maamulka Puntland oo uu kulan ugu soo dhamaaday Galdogob

                    Shirkaan oo ay isugu yimaadeen Dhamaan Isimada, Nabadoonada, Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Beelaha Puntland ee Gobolka Muduga, ayaa waxaa ka soo baxay waxyaabo badan oo muhiim ah. Shirkaan wuxuu ka dhacay magaalo madaxda Galdogob ee Dagmadda Galdogob, kasoo looga hadlayey sida ciwaanka shirka ku cad, ahaana shirka dhaqanka nabad galyada, midnimo iyo hormarka beelaha wada daga…

                    Read More

                      Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in Baydhabo ay tahay Nabad

                      Baydhabo Jan 03 2013 (SDN0— Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya C/xariin Xaaji Maxamuud Fiqi ,ayaa waxaa uu shacabka magaalada Beydhabo ku amaanay sida ay ugu heelan yihiin dowladnimada . Wuxuu sheegay in magaalada Beydhabo loogu soo dhaweeyay si wanagsan ,isagoona uga mahad celiyay Shabacna iyo Mamulka magaalada,isagoo xusay in Beydhabo xilligan ay tahay mid nabad ah….

                      Read More

                        Mas’uul Kenyan ah oo ku eedeeyay Amnidarada dalkooda ka jirta Ciidamo Soomaali ah

                        Garissa Jan 03 2013 (SDN)— Isagoo u waramayay Wargeyska The Daily Nation gudoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeysay askar horey uga tirsaneyd ciidanka dowladdii Federaalka KMG ahayd ee Soomaaliya inay ka dambeeyaan weerarrada iyo ammaan darrada ka jirta magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Guddoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeeyay…

                        Read More