Nuxurka Kulan dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho

    Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka turkiga u qaabilsan wadamada somaliland & Somalia iyo weftigii uu hogaaminayey. Kulankaas oo muddo saacado ah qaatay waxaa madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici)waxaana lagaga wada hadlay sidii loo sii xoojin…

    Read More

      Madaxweyne ku xigeenka Uganda oo ugu baaqay Dalalka Carbeed iyo kuwa africa inay caawiyaan Somalia

      Kampala 23.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Uganda ayaa ugu baaqday waddamada Carabta iyo kuwa Afrika in ay taageeraan dadaalka loogu jiro  nabad ka aslaaxda guud ahaan waddanka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka dalka Uganda Edward Ssekandi ayaa baaqan ka jeediyay shirkii hoggaamiyayaasha waddamada Carabta iyo Afrika ay ku yeesheen dalka Kuwait. Edward ayaa sheegay in waddankiisa uu aad…

      Read More

      Tababaraha (CAF) Ben Koufie Ayaa Ku Baaqey In La Helow Tababarayaal Afrikaan ah oo Ka Hawlgala Qaaradda Afrika.(By Jaahuur)

      Ghana-Nov-23-2013-(SDN)-Akhyaartay todobaadkan iyo qormadeena ciyaaraha waxaynu kaga dhawaajineynaa Confederation Of African Football (CAF) u qeybsamaha xagga tiknikada Ben Koufie ayey ka soo yeedhey in la kobciyo tababarayaal heer sare ah oo ka hawlgala qaaradda Afrika. Tani waa inay is badashaa,Afrikana waa inay maamulataa hawlaheeda u goonida ah si  aduunweynuhu inoo ixtiraamo ereyadaasuna Ben Koufie ayey…

      Read More

        Milicsiga Khudbaddii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyey Shirkii Talo Qaran ee ay Ucid Wada Daadihiyeen iyo Dhaliilihii uu Dusha ka Saaray Madaxweyne Rayaale+ Hannaankii uu Shirkaas u Xalaaleeyey Kanna u Xaaraantimeeyey

        Hargeysa:Nov-23-2013(SDN)-Xaraaradda iyo Khilaafka ku Saabsan Shirka Talo Qaran ee Axsaabta Mucaaridka ahi Ku Baaqeen ayaa Maalinba Maalinta Ka Dambaysa Sii Xoogaysanaya, iyadoo Uu Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumaddiisuba Diyaar u yihiin inay Nafta dul Dhigaan sidii shirkaasi u baaqan lahaa. Shirweynaha Talo oo markii Hore kasoo mudh Baxay Maskaxda Madasha Wada-tashaiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa sii…

        Read More

          Maamulka Gal-mudug Oo Gacanta Ku Dhigay Kooxo Laga Shaksan Yahay iyo Baadhitaano lagu Hayo

          Gaalkacyo:23-Nov-2013(SDN)-Guddoomiyaha Degmada Hobyo ee Maamulka Gal-mudug Maxamuud Maxamed Cawaale, ayaa sheegay inay Hawlgal ay sameeyeen ku Soo Qabqabteen Kooxo looga shakisan yahay iinay fidno wadeen oo uu haatan baadhitaan ku socdo. Guddoomiyaha oo aan cayimin tirada Dadkaas, ayaa tilmaamay in qaarkood la qabtay iyagoo faraha kula jira  falal ammaanka ka dhan ah, isagoo tilmaamay inay…

          Read More

            Siyaasiyiinta Magaca leh Oo Ka Warwarsan Khilaafka Hoggaanka Xukuumadda iyo Cabdiraxmaan Baadiyow Oo Ka Hadlay

            Muqdisho:23-Nov-2013(SDN)-Inkastoo uu sii Xumaanayo  Khilaafka u dhexeeya Ra’iisal wasaare Saacid iyo Madaxweyne Xasan sheekh, Haddana waxa soo Badanaya Siyaasiyiinta Magaca leh ee Arrinta ka Hadlaya. C/raxmaan Baadiyoow ,oo ka mid ahaa musharixiintii isku soo taagay xilka madaxtimo ee dalka septembar 2012-kii ayaa  Noqday Siyaasigii ugu Dambeeyey ee Ka Hadla  khilaafka iminka u dhexeeya madaxda sare…

            Read More

              Nicholas Kay Oo Safar Saddex Cisho ah Ka Dib Dardaaran Dusha u Saaray Hoggaanka iyo Bulshada Reer Puntland

              Garowe:23-Nov-2013(SDN)-Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa soo gabagabeeyay socdaal saddex maalmood qaatay oo uu ku joogay deegaanada Puntland. Ergayga ayaa Kulamo Kala Duwan la qaatay Madaxweynaha, musharixiinta Jagada Madaxweyne, Madax dhaqameed iyo Xubno ka Tirsan Bulshada Rayidka ah. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabila arrimaha Soomaaliya Nicholas…

              Read More

                Nin Soomalai ah oo lagu dilay Mareykanka oo qoyskiisu abaal marin ku bixinayaan soo qabashada cidii dishay

                Columbus Nov 23,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee magaalada Columbus ayaa baadi goobaya ugu yaraan sadex nin oo toogasho ku dilay nin Soomalai ah oo magaaladaas ku noolaa. Qoyska Allaha Unaxariistee Cabdulfataax Yuusuf ayaa u balan qaadaya ruuxii xog ka soo dhiiba cidii ka danbeysay dilka loo geystay marxuumka. Booliska ayaa sheegay kolkii ay gaareen halka ay iska…

                Read More

                  “Waxaan u socdaa sidii loo sii wadi lahaa wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya” Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho

                  Hargaysa 22.Nov 2013 (SDN)- Safiirka Turkiga u fadhiya Somaliland/Soomaaliya Cemalettin Kanu iyo wefti uu Hoggaaminayo oo Ganacsato ah ayaa socdaal shaqo oo qaadan doona muddo afar maalmood ah ku yimid Somaliland, waxaana madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada. Safiirka Turkiga oo ka hadlay booqashadiisa ayaa sheegay inay la xidhiidho sidii…

                  Read More

                    Somaliland: Rising Road Accidents: Where Lies The Causes?

                    Editorial Once again road accidents have become a common occurrence on our roads and motorways with its accompanying fatalities and casualties. We have lost our parents, brothers, sisters and friends. It is still reported that Somaliland’s road accident record is strangely high among African countries Highways and motorways created to enhance mobility and traveling have…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Mudane Cali Sanyare oo dhismaha Wadada Ceerigaabo ku sifeeyay Mid Wacyigelinteedu Siyaasadeedsan tahay

                      Hargaysa 22.Nov (SDN)- Gudoomiyaha Guddida Mahruuca Dhismaha Wadada cad ee  Hargeysa jihada Koonfureed kaga xidh-dha   Magaalada Sallaxley iyo Illaa Deegaanka Ina-guuxaa ayaa ka hadlay Mashruuca Ololeysan ee xukuumaddu qaadhaanka ugu yaboohayso dhismaha  Wadada Ceerigaabo. Guddoomiyaha Guddida  Mashruuca Wadada Cad Aqoonyahan Cali Ibraahim Maxamed (Cali-Sanyare) oo ahaa Wasiirkii hore ee Qorshaynta ee Xukuumaddii UDUB ayaa Sheegay…

                      Read More