Xisbiga Waddani oo Dacwad ka Dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha u Gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo
Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland taas oo ku saabsan inuu ku sifeeyay Xisbiyada Mucaaridka ah kuwo argagixiso oo duminaya Qaranimada Somaliland. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiye Ku…
