WADDANI TORONTO :TAAGEERO DOODA QARAN “ NATIONAL DEBATE”
Toronto Nov 24,2013(SDN)-Guddigga & Taageerayaasha Xisbigga WADDANI ee Toronto waxay isugu yimaadeen kulan ay ku lafo- gureen xaaladda guud ee Somaliland iyo “ Dooda Qaran” ee ay qabanqaabinayaan labada Xisbi Mucaarid ( WADDANI & UCID). Falanqayn dheer ka dib, waxay isla qaateen qoddobaddda soo socda: Waxaanu taageero buuxda – cilmi , caqli, iyo maalba –…
