Wasaarada Hawlaha Guud oo soo Bandhigtay Khasaaraha kala duwan ee ay sababaan Shilalka Gaadiidka iyo Wasiiro ka Qayb galay

    Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ayaa maanta magaaladda Hargaysa  ku  soo Bandhigtay shilalkii Gaadiidka ee ka dhacay Dalka ee  sanadkan 2013. Munaasibad   lagu soo bandhigayay  dadkii ku waxyeeloobay shilalka  wadooyinka ee dalka ka dhacay sanadkan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda warfaafainta ,wacyigalinta iyo dhaqanka ,wasiir ku xigeenadda wasaaraddaha…

    Read More

      “Xoriyatul Qawlka Somaliland Cid alaale iyo Cid is Hortaagi kartaa Ma Jirto” Marwo Faadumo Siciid {DHAGAYSO}

      Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Qaban qaabada Shirka Dooda qaran ee labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani ku Baaqeen ayaa cadaysay inaay Jiri Karin cid is hortaagta Xoriyatul qawlka Somaliland , Waxaay Sheegtay inaan Xukuumada loo dooran inay kali talis ku noqoto ummadii soo dooratay. Waxay Gudoomiye ku xigeenku xustay in…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dawlada {DHAGAYSO}

        Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu kulan balaadhan la yeeshay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dalka kuwaas oo uu madaxweynuhu dardaaran iyo dhiirigelin shaqo siiyey kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada JSL gaar ahaan Hoolka Shirarka Golaha Wasiirada Somaliland. Madaxweynaha Somaliland waxa uu Tilmaamay doorka ay agaasimayaasha Guud…

        Read More

          Hogaanka Baarlamaka Somalia oo Safaro u ambo baxay Wakhti baaxadega Siyaasadu uu Meel adag marayo

          Muqdisho 17.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta iyana waxa ay u ambabaxeen magaalada Addis Ababa ee caasimada Dalke Ethiopia halkaasi oo ay uga qeybgali doonaan shirka Baarlamaannada urur Goboleedka IGAD, waxaana garoonka ku sii sagootiyay mudanayaal ka tirsan baarlamaanka…

          Read More

            Marwada Madaxweynaha Somaliland oo dhagax dhigtay Xarun loo samayn doono Caruurta Agoomaha ah

            Wajaale 17.Nov 2013 (SDN)- Marwada madaxweyanaha ee j s l marwo amina sheekh maxamed jirde ayaa maanta dhagax dhigtay dhisme xarun loo samayn doono caruurta agoonta ah ee ku dhaqan magaalada wajaale. Dadweynaha iyo masuuliyiinta degmada wajaale ayaa maanta si heer sare u soo dhaweeyay wafti ay hogaaminayso marwada madaxweynaha JSL marwo amina sheekh maxamuud…

            Read More

              Shir Hawleed ku Saabsan nidaamka Wax la isugu Gudbiyo oo Hargaysa ka Furmay

              Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka iyo horumarinta Dr sacad Cali shire ayaa maanta magaalada Hargaysa ka furay shirweyne balaadhan oo ay ka soo qayb galeen wasaaradaha dawlada, hay’adaha caalamiga ah iyo ururada samafalka ah ee maxalliga ah. Kaasoo ujeedadiisu ahayd Wada shaqaynta buuxda ee ay dhinacyadani yeelan karaan iyo kala war qaadshadooda….

              Read More

                Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo Xili adag Booqasho ugu Jihaystay Wadanka Kuwait

                Muqdisho 17.Nov 2013 (SDN)- Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta u ambabaxay dalka Kuwait halkaasi oo ay uga qeyb galayaan shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika iyadoo garoonka ay ku sii sagootiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Ugu horeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan…

                Read More

                  AMISOM oo ka Walaacsan Khilaafka soo Kala dhex galay Madaxda Sare ee dalka Somalia

                  Muqdisho 17.Nov 2013 (SDN)- Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa muujiyay in uu  ka xun yahay khilaafka soo kala dhex galay madaxweynaha iyo raysul wasaaraha Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumad oo shir jaraa’id oo uu magaalada Muqdisho ku qabtay maanta, lagu weydiiyay khilaafka madaxda dowladda ayaa sheegay in AMISOM ay ka xun tahay,…

                  Read More

                    Punt land iyo Cabsida ay ka qabto in doorashada soo socotaa ay Wax Yeesho Nabadgalyadooda

                    Garowe 17.Nov 2013 (SDN)- Maamulka Puntland ayaa mar kale ku celiyay muhimadda ay leedahay in la ilaaliyo ammaanka deegaannada maamulka xilliga lagu jiro olalaha doorashooyinka madaxtinimada ee maamulkaas oo la filayo in ay dhacdo bisha January ee sanadka dambe. Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in siyaasiyiinta u…

                    Read More

                    Xulka Nigeria Ayaa u soo Baxay Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Markii 2-0 Ku Samirsiisey Xulka Ethiopia.(By Jaahuur)

                    Calabar-Nigeria-Nov-17-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xulka Nigeria oo xaqiiqsadey u soo bixidda koobka kubadda cagta aduunka ee ka dhici doonta dalka Brazil 2014-ka markii ay 2-1 ku samarsiiyeen xulka Ethiopia. Ciyaartan oo ka dhacdey UJ Esuene Stadium ayaa ahayd Lugtii labaad bacdamaa Nigeria Lugtii hore aay 2-1 ku soo badisey Adis Ababa. Haddaba ciyaartan…

                    Read More

                      Wax Ka Baro Godka Rasmiga ah ee uu Salka Ku Hayo Khilaafka Ra’iisal wasaare Saacid iyo Madaxweyne Xasan Sheekh

                      Muqdisho:17-Nov-2013(SDN)-In Muddo ahba waxa dhegaha shacabka Soomaalida ah si weyn u mashquuliyey khilaafka ka soo dhex baxay Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Saacid Shirdoon iyo Madaxweyne Xaasan sheek Maxamuud oo dad  badan ku noqday la yaab iyo u qaadan waa. Haddaba waxa aanu qoraalkayagan ku lafo guri doonaan oo akhristayaashayada ugu muujin doonaa waxyaabaha  lagu tilmaamo Biyo…

                      Read More