Kooxda Ikhwaanka Masar oo ku baaqay wadahadalo ay yeeshaan dhinacyada siyaasada dalkaasi
Qahira Nov 17,2013(SDN)-Kooxda ikhwaanka ee Masar ayaa ku baaqan in waan loo furo dhinacyada siyaasada ee dalka Masar maalmo uun ka dib kolkii la qaaday bandoow dalkaa bilo saareyd. Baaqan ayaa markii u horeysay waxaan lagu larin in xukunka dib loogu soo celiyo madaxweynihii hore ee dalkaasi Masar Maxamed Morsi oo inqlaab xilka looga tuuray….
