Dozens dead in Russian plane crash

    Kazan, 18 Nov 2013 (SDN) -A Boeing 737 has crashed on landing at Kazan airport in central Russia killing all 50 people on board. The son of the president of the province of Tatarstan and the regional head of the FSB intelligence service were named among those who had died after the passenger jet exploded…

    Read More

      Tallo Qaran iyo Caawa Ra’yi Keen,laba aragtiyood oo isu dhow Faalada Shabakada Qurbejoog.com

      Waxaa maalmihii u danbeeyay Saaxada Siyaasada Somaliland aad u hadheeyay Shirka ay labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani ku baaqeen ee ay ugu magac dareen Talo Qaran,Kaas oo Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo hore u sheegay inay Shirkaas qabanayaan ay Nasteexo ahaan u soo Wareejiyeen Axsaabta Mucaaridka ah iyagoo dhawraya nidaamka Sharci…

      Read More

        Guddida Qabanqaabada Shirka Dood Qaran Oo Kulan La Yeeshay 150 Xubnood Oo Ka Mid Ah Ardayda Jaamacadaha Dalka

        Hargaysa 18.Nov 2013 (SDN)- Guddidii dhawaan Axsaabta qaranku u magacawday qabanqaabada Shirka Dood qaran ayaa  xarunta guud ee xisbiga WADDANI kulan kula yeeshay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadaha dalka halkaas oo lagu sameeyey Guddiyo dhallinyaro oo guddidan Xisbiyada Mucaaridka ah kala shaqayn doonta shirweynaha la baxay Dood Qaran. Kulankan Guddida qabanqaabada shirweynaha Dood qaran…

        Read More

          Ma waxa uu isku shaandheynta u Sameeyay Noolaynta Xisbigiisa? Cumar Maxamed Faarax

          Waxa dhawaan Guddoomiye Cirro isku shaandheyn baahsan ku sameeyay dhammaan guddi hoosaadyada aqalka wakiiladda, taasi oo dareen ka dhashay maadaama oo ay ahayd markii u horreysay ee golaha todoba jirka ah lagu sameeyo isku shaandheyn noocaas oo kale ah. Waxa markiiba soo baxayay inuu tibaaxo sheegayay in Guddoomiyaha Aqalka Wakiiladdu uu ku tuntuunsanayo sidii xildhibaano…

          Read More

          Xulka Cameroon oo u soo Baxay (World Cup 2014) Markii 4-1 Ku Suuxisey Xulka Tunisia.(By Jaahuur)

          Yaounde,Cameroon-Nov-18-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu faaqideynaa ciyaartii dhexmartey xulka Cameroon iyo xulka Tunisia,kana tirsaneyd isrebreebka koobka kubadda cagta ee aduunka ka dhicidoonta dalka Brazil 2014. Labadan xul ayaa lugtii hore (First Leg) ku wada ciyaarey Tunis wallow aan waxba la iska dhalin kuna dhamaatey 0-0. Haddaba ciyaartan oo la wada sugayey ahaydna lugtii labaad(Second Leg) ayaa…

          Read More

            Madaxweynaha Philippine oo sheegay in uu la noolaan doono Barakacyaal ku waxyeeloobay duufaano dalkaa ku dhuftay inta Mucaawino ka soo gaari doonto

            Tacloban Nov 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Philippine Benigno Aquino ayaa sheegay in uu xeryaha barakacayaashii ku waxyeeloobay Duufaantii Haiyan ee dalkaas ku dhufatay uu ku noolaanayo inta ay halkaasi ka soo gaarayaan deeqaha caalami ee dalkaasi soo gaaray. Madaxweynaha Philippine Aquino ayaa degaya xero ku taal Tacloban oo ah caasimada gobolka duufaantu ku habsatay ee Leyte. Madaxweynaha…

            Read More

              Ciidanka Ammaanka Kenya Oo Xabsiga Dhigay Shakhsi Lagu Tuhmayo Inuu Tababar Siinayey Kooxo ku Biiraya Al-shabaab

              Nairobi:18-Nov-2013(SDN)-Ciidanka Ammaanka Dalka Kenya, gaar ahaan Deegaanka Nyeri ayaa maalintii shalay xabsiga dhigay shakhsi lagu tuhmayo inuu tababar siinayey dadka doonaya inay Al-shabaab ka mid noqdaan. Ruuxa laga shakiyay ayaa la sheegay inuu usii marsiin jiray dadka tababarka uu siiyo inay soo galaan dalka Soomaaliya oo ay ku biiraan Alshabaab. Saraakiil ka tirsan kuwa wada…

              Read More

                Dawlada Kenya oo ku Canbaareysay Dawlado reer Galbeeda Goaankii QM ku diiday in lagu laalo dacwadaha Madaxda dalkaas uga socda Maxkamada Hague

                Nairobi Nov 18,2013(SDN)-Madaxda dalka Kenya ayaa caro ku soo dhaweeyay goaan ay Gollaha amanaka ee Qaramada Midoobey ku laaleen dalab ahaa in madaxda dalkaasi aaney hortagin maxkamada denbiyada ee Hague. Madaxweynaha dalka Kenya iyo ku-xigenkiisa ayaa ay maxkamada denbiyada ee Hague ku eedeysay dagaalo beeleedyo dhacay xiligii doorashooyinka Kenya. Maxkamada oo dhegeysigeedu weli socdo ayaa…

                Read More

                  Ninka Labaad ee Ugu Sarreeya Sirdoonka Dalka Libiya Oo La Afduubay

                  Tripoli:18-2013(SDN)-ku xigeenkii Sirdoonka Waddanka Libiya Mustafa Nuux, ayaa Kooxo Hubaysani Afduubeen sida saraakiil dalkaas ka tirsani warbaahinta u xaqiijiyeen. Warbaahinta gudaha dalka Libya ayaa sheegtay in afduubka uu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Tripoli, laakiin dowlada ayaa sheegtay inaanay xaqiijin karin halka afduubka uu ka dhacay. Wararka qaar ee ka imaanaya dalka Libya ayaa…

                  Read More

                    Xukuumadda Somaliland Oo Si Dadban u Oggolaatay In Baasaboorka Somalia Hargeysa Xafiisyo ka Furto iyo Masuuliyiin Dawladda Ka Tirsan Oo Dillaalliin ka ah

                    Hargeysa:18-Nov-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa Si Dadban u oggolaatay in Baasaboorka Dawladda Somaliya laga dhex bixiyo Gudaha Somaliland oo hore muddo badan si qarsoodi ah loogu dhex samaynayey. Sida ay sheegayaan Ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay oo aanu Helnay, waxa Maalintii shalay Maxkamadda Gobolka Hargeysa laga sii Daayey shakhsiyaad loo Haystay inay ka  inay Gacanta ku hayeen Basaboorka Somaaliga…

                    Read More

                      In Ka Badan Kun Askari Oo Wasiirka Gaashaandhiggu Tababar Ugu Soo Xidhay Magaalada Muqdisho iyo Saanad Militari Oo La Guddoonsiiyey

                      Muqdisho:18-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Gaashaanigga Somaliya Cabdixakiin Fiqi oo ay weheliyaan Saraakiisha ugu sarraysa ee ciidanka Xoogga Dalka Somaliya, ayaa Magaalada Muqdisho Tababar ugu soo xidhay Kun Askari oo ku soo biiray Ciidanka. Munaasabadda ayaa intii ay socotay waxaa suugaan iyo Riwaayad ka hadlaysa doorka Ciidamada ay ka qaataan badbaadinta Shacbiga waxaa kusoo bandhigay Fannaaniinta Kooxda Horseed ee…

                      Read More

                        Madaxweynihii hore ee Pakistaan Perves Musharaf oo loo maxkamadeyno Qiyaano Qaran

                        Islamabad Nov 18,2013(SDN)-Dawlada dalka Pakistan ayaa shaacisay in ay maxmada sare ee dalkaasi u guddbisay dacwad ka dhan ah madaxweynihii hore ee dalkaasi Perves Musharav. Dawlada Newaz Shariif ayaa sheegtay in ay guddi u saartay baarida danbiyo ka dhan ah dastuurka dalkaasi oo uu Musharaf ku kacay mudadii uu xilka hayay. Dawlada Shariif ayaa shegtay…

                        Read More

                          Kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska oo qadhaan logu ururinayo wadada cerigaabo Burco oo ka dhacday london daawo sawiro iyo warbixin

                          London 18Nov13(SDN) Kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska kulankaas oo ku saabsanaa qadhaan ururin Wadada Isku Xidha Burco Iyo Ceerigaabo Xafladan Ayaa Ahayd Mid Si Wayn Ay U soo Buuxdhaafiyeen Jaaliyada Reer Somaliland ee Ku dhaqan Daafaha Dalka ingiriiska Waxaanay goobtaa Ku Dhawaaqeen Lacag Kor U Dhaafaysa…

                          Read More

                            (Xog Hoose) Saacid Garr leh, Xasana Gardaran

                            Waxaa caan baxday maah maah la yiraahdo “Caydiid Gar leh, Calina Gar leh” balse maanta waxaa taagan Saacid gar leh, Xasana gardaran, waa qormo aan doonayo inaan uga hadlo waxyaalaha gundhiga u ah khilaafka soo kala dhex galay madaxweynaha iyo raysala wasaaraha, kaas oo saamayn ku yeeshay horumaradii isdaba jooga ahaa ee ka socday dalka,…

                            Read More

                              President Silanyo Meets with Director Generals-(Audio)

                              Hargeisa, 17 Nov 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on Sunday met with the Director Generals of the country’s different Ministries at his office in the presidential palace. The meeting served as a platform in which President Silanyo encouraged the Director Generals to redouble their efforts in running the day-today activities of…

                              Read More