Iran Deputy Trade Minister Assassinated in Tehran

    Tehran, 11 Nov, 2013 (SDN) -The Iranian deputy minister of trade was assassinated in an eastern neighborhood of Tehran on Sunday night, according to the state news agency IRNA. In what is believed to be the first killing of a senior central government official in years, Deputy Industry Minister Safdar Rahmat Abadi was shot twice in the…

    Read More

      Wasiirka Dibu dejinta oo ka Waramay Khasaaraha ka dhashay dabkii Qabsaday Xaafada isku raranta ah ee State House (DHAGAYSO)

      Hargaysa 11.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada Dibudajinta Somaliland Ahmad Cadbi Kaahin oo kawarbixiyay guryihii shalay ku gubtay State House ka ee magaalada hargaysa , waxaana uu sheegay wasiirku inuu hal qof ku dhintay Sagaal kalana ay ku dhaacwacmeen guryo badanina ay ku shuf beeleen . waxa kale oo uu wasiirku sheegay inay maanta u direen…

      Read More

        Rights Group Demands New Probe into Somalia Gang Rape

        Mogadishu, 11 Nov, 2013 (SDN) -Human Rights Watch called Monday for Somalia’s government to order a new, impartial, and transparent investigation into an alleged gang rape by African Union (AU) soldiers. The group said the response to the incident, which took place in August, “has been marred by mismanagement, opacity, and the harassment of the…

        Read More

          Madaxweynaha Punt Land oo ku dhawaaqay Gudida Xaaladaha deg dega ah iyo 100 Qof oo ku Dhintay Duufaano ka dhacaya Xeebaha {DHAGAYSO}

          Garowe 11.Nov 2013 (SDN)- Maalmihii la soo dhaafay ayaa deegaano dhaca xeebaha badwaynta Hindiya ee Puntland ayaa waxa ka da’ayay roobab duufaan iyo dabaylo wata, waxana la sheegay in ilaa 100 ruux ay ku dhinteen halka xoolo badana sidoo kale ku baaba’een. Shir balaaran ayaa maanta  ka dhacay xarunta wasaarada caafimaadka Puntland, waxana Madaxweynaha Puntland…

          Read More

            ,”Waxaan ka dalbanayaa dhinacyada ku dagaalamaya Shabeelada Dhexe inay Xabada Joojiyaan” Wasiirka Amniga ee Somalia

            Muqdisho 11.Nov 2013 (SDN)- Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa baaq xabbad joojin ah u dirtay beelaha ku dagaallamaya gobolka Shabeellaha Dhexe. Wariiska wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay beelaha isku haya gobolka Shabeellaha Dhexe in ay si deg deg ah ku qaataan baaqyada…

            Read More

              Baarlamanka Somalia oo Maalin Gaar ah u Cayimay ka Doodista Amniga Huteelada

              Muqdisho 11.Nov 2013 (SDN)- Mudanayaasha Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa isku raacay in maalin gaar ah ay ka doodaan amniga hoteellada waa-weyn ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo shir guddoominayay kulankii shalay baarlamaanku uu ku yeeshay Muqdisho ayaa shegay in maalin gaar ah…

              Read More

                ” Waxaan ku sheegayaa in aan duuduub u qaadanay hishiiska Jubooyinka, waxaana taasi u yeelnay maslaxada dadka jubooyinka ” Afhayeenka Barre Hiiraale

                Muqdisho 11.Nov 2013 (SDN)- Afhayeenka Col, Barre Aadan Shire Hiiraale oo ku sugan duleedka degmada Kismaayo ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan shirwaynaha dib u heshiisiinta Jubbooyinka ee dhawaan kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho. ” Waxaan ku sheegayaa in aan  duuduub u qaadanay hishiiska Jubooyinka, waxaana taasi u yeelnay maslaxada dadka jubooyinka iyo aragtida wixii dib…

                Read More

                  “Dunida waxa ugu nabadgelyo Fiican Somaliland ilaa imika, Al-xamdulilaahi Dilna Kama Dhicine Haddidaad Baa ka Dhacday…..” Cali waran-cadde.

                  Hargeysa:11-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha  Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa markii ugu Horraysay Ka Hadlay Falkii isku dayga dilka ahaa ee dhawaan Magaalada Hargeysa Loogu Geystay Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin  Axmed. Wasiir Cali Maxamed Waran-cadde oo u warramayey Idaacadda BBC-da ayaa  sheegay inuu arrintaas si dhaw ula socdo, islamrkaana a ciqaab adag…

                  Read More

                    Waxgaradka Beesha Waqoogiyo Iyo Galbeedka Hargeysa Oo Si Kulul uga Hadlay Falkii Lagula Kacay Muj. Maxamed Kaahin.

                    Hargeysa:11-Nov-2013(SDN)-Salaadiinta,Madax-dhaqameedka, Odayaasha, Wax-garadka Beelaha Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa shir Jaraa’id oo ay shalay ku qabteenMagaalada Hargeysa, ayaa si adag uga Hadlay isku Daygii Dil ee uu Mujaahid Maxamed Kaahin ka Badbaaday, waxana ay carrabka ku Adeeyeen inay Beel ahaan Falkaas si aad ah  uga Xun yihiin. Suldaanka Guud ee Beelaha Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeysa…

                    Read More

                      “ Qofka Marka Loo Diido Xuquuqdii Uu Ra’yigiisa Ku Cabiri Lahaa Ayuu Diidaa In Loo Taliyo.” Xildh. Saleebaan Cali Koore

                      Hargeysa:11-Nov-2013(SDN) – Xildhibaan Saleebaan  Yuusuf Cali Koore oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland iyo Madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka, ayaa  faahfaahin dheeri ah ka biyey macnaha ay leedahay Keli-talisnimada iyo Dhibaatooyinka ay keento. Xildhibaan Saleebaan  ayaa tilmaamay in marka qofka Bani’aadamka ah laga Hor istaago waxyaabaha uu xaqa u leeyahay ay ka…

                      Read More

                        Kenya iyo Soomaaliya oo ku heshiiyay dib u celinta Qaxootiga Soomaalida

                        Nairobi Nov 11,2013(SDN)-Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa u gogol xaadhay sidii Qaxootiga Soomaalida ah ee dalka Kenya ku nool dalkooda dib loogu soo celin lahaa. Heshiiskan oo ay Kenya u sexeexda wasiirka Arrimaha Dibedda Amina Maxamed ayaa Soomaaliyana waxa u sexeexay dhigeeda Fawsiya Xaaji Aadan. Sidoo kale waxa sexeexa heshiiskan labada dal ku weheliyay Hay’ada…

                        Read More

                          “Saleebaanow, waxad Tahay Mus-dambeedkii la iskula Tegayey, kaamana aanu Filayn Inaad Lexejeclo gaar ah Muujiso oo aad……” Jamaal Cali Xuseen.

                          Hargeysa:11-Nov-2013(Hubaal) -Musharaxa Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahayn Jamaal Cali Xuseen ayaa dhaliilay Hannaankii uu Guddoomiye Saleebaan Dhawaan uga fal celiyey  Shirka Talo qaran ee ay axsaabta qaranku  ku baaqeen.   Jamaal Cali Xuseen Oo Maalintii shalay la Hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland, ayaa sheegay inuu ka xun yahay Hannaanka uu Saleebaan oo  Guddoomiyihii…

                          Read More

                            DAAWO:Wararkii guddaha iyo Dibedda ee TV-ga Qaranka Somaliland oo Xaruntiisa London idiinka imanaya

                            Hargeysa Nov 11,2013(SDN)-Waa mar kale iyo baahintii wararka TV-ga Qaranka Somaliland oo qodobada aad ku daawan doontaana waxa ka mid ah. Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland iyo Duqa magaalada Hargeysa oo ka hadlay waxqabadka shirkada Korontada ee Kaah. Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi oo canbaareeyay isku daygii dil ee ku-xigenkiisa Maxamed Kaahin. Salaadiin iyana Canbaareeyay isku daygii…

                            Read More

                              Ucid Iyo Waddani Oo Bulshada u Faahfaahiyey Qoddobada Lagaga Hadli Doono Shirka Qaran Ee ay Ku Baaqeen

                              Hargeysa:11-Nov-2013(SDN)-Guddida isku dhafka ah ee Labada Xisbi-mucaarid ee Waddani iyo Ucid u xilsaareen inay diyaariyaan  oo Gorfeeyaan ajandaha dhabta ah ee  lagaga Dooddi Doono Doodda Qaran ee ay dhawaan qaban doonaan ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha kulankaasi xambaarsanaandoono. Guddida oo ku andacoonaysa inay jiraan Qabyo   dhinacyo badan ah oo u baahan in la wada Gufeeyo,…

                              Read More

                                DAAWO:Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo xariga ka jaray xarun caafimaad oo ku taal Daara Salaam

                                Hargeysa Nov 11,2013(SDN)-Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliland Md Saleebaan Xaglotoosiye ayaa xariga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay degaanka Daara Salaalm. Wasiirka oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo wasaaradaasi ka tirsan ayaa sidoo kale booqasho ku soo maray qeybo kale oo isla degaankaasi ka mid ah. Halkan hoose ka daawo munaasibada furitaanka Xarunta caafimaad

                                Read More

                                  Go’aankii mamnuucidda Qaadka ee UK oo horraanta sanadka inugu so fole dhaqangelaya iyo ganacsadata Qaadka Kenya oo qareenno u dooda qabsaday

                                  London 11 November 2013(HOL)—Sida aan kasoo xigannay wasaarada arimaha gudaha ee UK waxay Dowlada Ingiriisku ku dhaqaaqday wejiga labaad ee joojinta qaadka ee wadan UK. Xoghayaha Arrimaha Gudaha Britain haweeneyda lagu magacaaboTheresa May ayaa qoraal u dirtay baarlamaanka kana codsatay in la dhaqangeliyo joojinta ama mamnuucista qaadka. Sida aan kasoo xigannay Simon Roseoo ah sarkaal…

                                  Read More

                                    Somaliland: The National Dialogue Symposium

                                    By: UCID and Wadani Somaliland state building and democratization is an ongoing process at which the national stakeholders, including the state organs, the civil society and the public at large are tirelessly engaged in collaboration with their international partners. It is a process which has no end and hence is incumbent upon any of the…

                                    Read More