Kenya Signs Pact for Refugees Return to Somalia

    Nairobi, 10 Nov, 2013 (SDN) –Kenya and Somalia have signed a tripartite agreement that paves the way for the repatriation of one million refugees to Somalia. The agreement was signed on Sunday by Kenya’s Foreign Secretary Amina Mohamed, Somalia’s deputy premier and the United Nations High Commissioner for Refugees. Deputy President William Ruto who witnessed…

    Read More

      Hanjabad Hor leh oo ka soo yeedhay Xarakada Alshabaab iyo Cabsi gelinta Cid kasta oo dawlada Somalia

      Muqdisho 10.Nov 2013 (SDN)- Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya ayaa hanjabaad kulul u diray Madaxda ugu saraysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo cid walba oo gacan siisa dowladda. Afhayeenka dhanka Howlgalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay inaysan shaqo kale laheyn oo aan aheyn ugaarsiga Madaxda…

      Read More

        Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada oo Kormeer ku Tagay Gaba Gabada dhismaha Wadada Hargaysa iyo Berbera Sawiro

        Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL, Mudane, Maxamed Muuse Abees oo uu ku wehelinaayo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar iyo Saraakiisha Hay’adda Wadooyinka oo isugu jira Injineero (Engineers)  ayaa maanta waxay hawlo shaqo ugu baxeen wadada isku xidha Berbera iyo Hargeisa oo dib u dhis…

        Read More

          Shirkada Laydhka ee Kaah oo Iclaamisay inay Xadhkaheeda dabka ee Caasimada ay dhulka hoostiisa marinayso

          Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha j s l cali maxamed warancade oo ay weheliyaan Taliayaha Ciidamada Booliiska j s l sareeye guuto Cabdilaahi fadal iimaan , Maayirka Caasimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid iyo masuuliyiinta shirkadda korantada ee Kaah ayaa si wada jir ah shir ajaraa id oo ay ugu qabteen xarunta wasaarada arimaha…

          Read More

            Hargaysa: Khasaare Nafeed iyo Mid hantiyeed oo ka dhashay dab maanta ka kacay Xaafada State House

            Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Ugu yaraan Hal ruux oo haween ah ayaa ku geeriyootay sagaal kalena waxaa soo gaadhay dhaawacyo fudud ka dib markii maanta dab ka kacay xaafadda State-House-ka ee Magaalada Hargaysa, Xafiiska bisha case ee Gobolka Maroodijeex oo warbixin hordhac ah ka soo saaray khasaaraha ka dhashay dabkaasi ka kacay xaafadda State-House-ka  oo…

            Read More

              Mashruuc Ku Wajahan ka Faa’iidaysiga Beeyada oo Maanta Magaalada Hargaysa ka Furmay

              Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaciil Bandarre ayaa Furtay Kulan Hawleed lagaga hadlayey Siddii loo horumarin lahaa Mashruuca Beeyada, iyo siddii bulshada reer Somaliland uga faa’iideysan lahayeen Mashruucaasi. waxa kale oo ay Wasiirku ka hadashay siddii loo dardargalin lahaa hawlaha Wasarada iyo qorshayaasha hor yaala, Kulan…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay isku daygii dil ee lala beegsaday Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye

                Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo ka hadlay Weerar Shalay lagula kacay Gudoomiye xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inaanay u dul qaadan doonin cida Falkaasi ka dambaysa. Waxa uu sheegay inay hayaan qaar ka mid ah Dadka falkaasi ka dambeeyay. Wasiirka oo la hadlay BBC-da ayaa…

                Read More

                  Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo taageeray baaqi ay soo jeediyeen labada xisbi qaran Ucid iyo Wadani goaamana ka soo saray

                  london 10Nev13(SDN)  waxa  ka dhacay galbeedka London xafada shepadsbush shir   ay isugu yimadeen xubanaha.hawlwadeenada. gudidda fulinta, Garabka haweenka  shirkan oo ay hogaaminaysay Xoghayaha Arimaha Qoyska xisbiga Ucid Marwo Kaltuun Cumar ayaa  shirka lagu furay Aayado quraanka kariimka iyo is xogwaraysi mudadii kobnayd ee xisbiga ucid guusha ka soo hoyey dorasahasii deeganaka waxa kale oo…

                  Read More

                    “Waxaan uga mahadcelinayaa shaqaalaha caafimaadka shaqadooda adag iyo daryeelka dhibbanayaasha aan waxba galabsan ee lagu bar-tilmaameedsaday werearkii argagaxisada ee Jimcihii dhacay,”Ra’isal Wasaare Saacid

                    Muqdisho 10.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta ku booqday isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagaxisada ahaa ee Jimcihii ka dhacay caasimadda dalka. Raysul wasaaraha ayaa u xaqiijiyay ummadda Soomaaliyeed in weerarrada noocaan oo kale ah aanay ka weecinaynin dowladda dib u dhiska dalka iyo horumarintiisa. Shirdoon…

                    Read More

                      Somali president resolute after Shebab car bombing

                      Mogadishu, 10 Nov, 2013 (SDN) -Somalia’s president vowed Saturday he would not halt efforts to restore peace and security to the country in the wake of a car bomb attack in central Mogadishu by Al-Qaeda-linked Shebab rebels. The huge blast on Friday evening outside a top hotel in Somalia’s capital killed at least four people,…

                      Read More

                        Wartorn Somalia’s Football Premier League Plays Again

                        Mogadishu, 10 Nov, 2013 (SDN) -The Somalia Premier League officially reopened at the weekend in the Somali capital, Mogadishu. Huge numbers of spectators turned up at the world-class stadium to watch Somali Premier League football for the first time in almost two decades. Top government officials, football federation executive committee members and prominent businesspeople attended…

                        Read More

                          Somalia: Puntland Ministry of Interior Warns Residents against Cyclone

                          Garowe, 10 Nov, 2013 (SDN) -Puntland’s Ministry of Interior has warned coastal communities along the Indian Ocean against a tropical cyclone that will last for two days, Garowe Online reports. Speaking on Puntland-based independent station, Radio Garowe Deputy Interior Minister Ali Yusuf Ali Hosh said “International meteorological agencies informed the government that cyclones with life-threatening…

                          Read More

                            Ethiopia Considering Joining AU Force in Somalia

                            Addis Ababa, 10 Nov, 2013 (SDN) -Ethiopia is considering integrating its troops in Somalia into the bigger UN-backed African Union force amid efforts to boost operations against Al-Qaeda-linked Shebab rebels, officials said Sunday. Ethiopian troops entered Somalia in November 2011 to support the African Union mission in Somalia (AMISOM) and local government forces, but has…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka dhiidhiyay Falkii lagu Khaarajin rabay Ku Xigeenkiisa Maxamed Kaahin

                              Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Meel adag iska taagay Isku day dil oo uu Shalay la badbaaday Gudoomiyaha ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kullmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed isla markaana Sheegay inay Xisbi ahaan Gacan Bir ah Wax kaga qabanayaan cidii falkaas ka danbaysay . Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye…

                              Read More

                                Khilaaf la Sheegay inuu ka Dhex aloosan yahay Xarakada Alshabaab iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay

                                Muqdisho 10.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay khilaaf uu sheegay inuu ka dhextaagan masuuliyiinta Ururka Al-Shabaab ee Dowladda dagaalka kula jira Madaxweynaha, wuxuu sheegay khilaafka Al-Shabaab ka dhexjira inuu usahlayo Dowladda federaalka Soomaaliya sidii dhaqsi ay uga adkaan lahaayeen Ururkaasi.Wuxuu tilmaamay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay geeriyoodeen, kadib markii…

                                Read More

                                  Ra’isal Wasaaraha Itoobiya oo daboolka ka qaaday in Ciidamadoodu ay ku biiri doonaan AMISOM

                                  Addis Ababa 10.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku biiri doonaan howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Sida lagu daabacay wargeyska DailyNation, ee ka soo baxa dalka Kenya, kulan magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto iyo rayusl wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayuu Desalegn…

                                  Read More

                                  Barbara Berlusconi oo u Miciyolisatey Iney Xukunto Naadiga Ac Milan.(By Jaahuur)

                                  Milan-Italy-Nov-10-2013-(SDN)-Saaxiibayaal Qormadeena ciyaaraha waxaynu  ku eegeynaa Barbara Berlusconi oo uu dhalay BM hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi iskana leh naadiga Ac Milan ayaa u ruqaansatey inay la wareegto maamulka Naadigooda Ac Milan. 29-tan jirtan Barbara Berlusconi ayaa aabeheed ka codsatey inuu u ogolaado iney dib cusbeyneyn ku sameyso Naadiga. Gabadhan ina Silvio ayaa ka dhawaajisey ineyna…

                                  Read More