ETHIOPIYAAY SOMALIDA KORKEEDA KU GALGALO SIDAAD DOONTANA UGU GAMA.
Salaan ka dib Gabadh Somaliyeed oo beri guubaabineysa qabiil ay ka dhalatey oo qabiil kale caloodi dhex taaley ayaa waxaa erayadeedii ka mid ahaa “Alla rag ma haynee Idoor ha iska kay rogrogtooy”. Maanta waxaan uga jeeda mar hadii la waayey Siyaasi Somalia oo damiir leh meeshu doono ha joogee. Somaliland, Somalia, Puntland, Jubaland,…
