Xukuumadda Oo Jawaab Gabbal-dhacsatay Ka Daba-tuurtay Mucaaridka Iyo Waran-cadde Oo Noqday Shaabuug Lala Dhaco Saaxiibbo Uu Bilo Uun Ka Soo Maqnaa

    Hargeysa:6-2013(SDN)-Ka dib markii ay maalintii Isniintii  Hoggaamiyayaasha Axsaabta mucaaridka Somaliland si wada-jir ah ugu dhawaaqeen inay aqbaleen Gardaadinta shirweynaha qaran ee Hore Madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranku ugu dhawaaqeen, ayey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Gudo gashay Gorfaynta  Jawaabta La Siinayo mucaaridka iyo waliba cidda odhanaysaba. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo u dhuundaloola Madaxtooyadu waxa ay xukuumaddu…

    Read More

      “Qolyaha Qurbejoogga ee La Xisaabtanku Meesha kaga Dheggan yahay, waxan Leeyahay Annagu lix Milyan iyo Badh Baanu Bixinaye wax Aad Nagula Xisaabtantaan Nagu Darsada….” Wasiir Xirsi.

      London:6-Nov-2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa naqdiyey soo jeedimaha  bulshada dhexdeeda ah ee odhanaya Lacagta Qaadhaanka ah ee loo Ururinayo Dhismaha waddada Ceerigaabo-Burco Halloo Dhiibo Cid Dhex ah. Wasiir Xirsi oo Haatan ku sugan Waddanka UK, Islamarkaana Ka hadlayey madal ay iskugu Yimaadeen muwaadiniin reer Somaliland oo ka doodayey Hannaanka loo Abaabulay…

      Read More

        Warancade oo ka hor yimi shir uu niyada ka taageersan yahay

        Hargeysa Nov 06,20139SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha guddaha Somaliland Mudane Cali Warancade ayaa fariin uu saxaafada u mariyay axsaabta mucaaridka waxa uu ku daadifeeyay fikir uu aaminsanaa inta aan xilka loo magacaabin,wasiirka oo warkan saxaafada u soo bandhigay ayaa sidan u qornaa; Waxaan runtii jeclahay inaan wax yar ka idhaahdo hadalo malmahanba soconayay oo Xisbiyadu wadeen oo…

        Read More

          Wadahadaladii Syriaa oo aan wakhti weli loo cayimin

          Geneva Nov 06,2013(SDN)-Maalin doodo badan la isweydaarsaday ka dib waxa lagu kala kacay siyaasiyiintii ka kala socday dhinacyada dagaalamaya ee dalka Syria ayaaku guul dareystay in ay isla qaataan xiliga la bilaabayo wada-hadalada. Sidaas oo ay tahayna Lakhdar Brahimi ayaa sheegay in arinkani aanu ka dhigneyn in ay laalantay rejadii laga qabay xal waara oo…

          Read More

            Nin Megen-gelyo doon ahaa oo dad ku laayay Norway

            Stavanger Nov 06,2013(SDN)-Nin lagu tuhunsan yahay in uu ka danbeeyay dilkii sadex ruux oo la socday mid ka mida gawaarida dadweynaha ayaa ay aheyd in dalkaasi laga mustaafuriyo. Dawlada Norway ayaa goaamisay in ninkaasi dalka laga saaro ka dib kolkii uu ku guul dareystay in uu ku guul dareystay dacwad uu ku dalbaday megen-gelyo. Ninkan…

            Read More

              President Silanyo Receives Deputy British Ambassador to Ethiopia

              Hargeisa, Nov 06, 2013(SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on today received the deputy British Ambassador to Ethiopia Mr. Chris Allan at the presidential palace. Somaliland’s minister of commerce and investment Dr. Mohamed Abdillahi Omar who hold a press conference with the visiting British Ambassador Chris Allan at the presidential palace following Chris…

              Read More

                Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudan Faysal Cali Waraabe ayaa Maant U Kicitimay Dalka Turkiga Oo Uu Kaga Qeyb Gali Doon Shir Caalami Ah Oo lagu Marti Qaaday

                Hargeysa 05.Nov 2013 (SDN):- Guddoomiyaha Xisbiga caddaalada iyo daryeelaka UCID Mudan Faysal Cali Waraabe ayaa maant  u kicitimay dalka Turkiga , gaar ahaan magaalada ISTANBUL  halkaas oo Taariikhdu Markey Tahey 11/112013  uu kaga qeyb gali doon shir caalami ah oo lagu marti qaaday. Shirkaas ayaa Socon Doona Mudo 2 Cisho Ah isla markaana lagaga hadli doona…

                Read More

                  Somali money transfer service wins UK reprieve

                  London, Nov 05, 2013 (SDN) -Somali money transfer service Dahabshiil has won an injunction preventing Barclays from cutting its banking services. The injunction means customers will be able to transfer money through Dahabshiil for the foreseeable future. Barclays had planned to cut off services to the company amid concerns over money laundering. Dahabshiil is the…

                  Read More

                    “Waan Ka Xumay Inuu Wasiirku Ka Masuugo Xilwereejintii Lagu Amray Kana Doorsado ka Qayb Galka Loolanka Siyaasadeed Ee Ka Dhexe Taagan Xisbiga Kulmiye” Agaasimihii Guud ee Wasaarada Duulista {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 05.Nov 2013 (SDN)- Agaasima guud ee cusub ee   wasarada duulista iyo hawada Md CumarCabdilaahi  Aadan  ayaa maanta si rasmi ah  Xilkii ugala wareegay agasimii hore  ee wasaradasi  Axmed Dalal Faarax.  xaflada xil wareeejinta oo lagu qabtay xarunta wasarda Duulista iyo hawada  ayaa waxa ka soo qayb galay  shaqalaha wasaradaasi iyo  marti sharaf kale ….

                    Read More

                      Madaxweynaha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

                      Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Madaxtooyadda ku qaabilay ra’’sulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimahha dibadda de dowladda Itoobiya Mudane Dr. Tedros Adhonom. Madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay ka wad hadleen xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal iyo…

                      Read More

                        Wasiirul Khaarajiga Itoobiya oo Maanta ka qayb galay Shirka Dibu heshiisiinta Jubooyinka

                        Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya, Tedros Adhanom ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeyb-galo xiritaanka shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka ee ka socda magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wasiirka ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana aad loo adkeeyay ammaanka garoonka…

                        Read More

                          Shirkada Dahabshiil oo Guul Hordhaca ah ka Gaadhay Dacwadii u dhaxaysay iyaga iyo Bangiga Barclay’s

                          London 05.Nov 2013 (SDN)- Maxakadda Sare ee Britain ayaa ku amartay bangia in aanu marba joojin karin adeegga uu hayo Dahashiil, taasoo ka dhigan in macaamiisha shirkadda ay awoodi doonaan inay sii wadaan inay lacagaha ugu diraan eheladooda ama ay sii wadaan maalgashiga iyo dib u dhiska dalkooda. Bangiga Barclay’s ayaa horey u qorsheeyay inuu…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiir Xigeenka Uk u Fadhiya Ethiopia {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 05.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska ee Dalka Ethiopia gaar ahaan Adis ababa u fadhiya Mr Chris Allan. Kulankan ka dib waxa qasriga madaxtooyada Shir Jaraaid ku wada qabtay Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga maalamiga ah iyo Safiir ku xigeenka oo faahfaahin…

                            Read More