Kulan lagu Naaqishayo Xeerka Qabyo Qoraalka ee Hay’ada Dhawrista Tayada oo Hargaysa lagu qabtay

    Hargaysa 05.Nov 2013 (SDN)- Wasiirada wasaaradaha Biyaha iyo Kalluumaysiga ee JSL ayaa maanta ka qayb galay kulan labo maalmood soconaya oo lagu gorfaynayo qabyo qoraalka xeerka hay’adda dhowrista tayada agabka ee Somaliland. Diyaarinta xeerkan oo ay iska kaashadeen hay’adda tayada iyo hay’adda Terra-Nouva ayaa kulanka lagu gorfaynayo oo ay ka qayb qaadanayaan shan iyo Konton…

    Read More

      Qaramada Midoobay oo ka soo Jawaabtay dalab ay Baarlamanka Somalia u gudbiyeen iyo Khubaro ay soo dirayaan

      Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN) Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro Max’ed Cismaan Jawaari ayaa u sheegay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya in QM ka soo jawaabtay codsi ay horay ugu gudbiyeen oo ahaa in ay khubaro ka taageera baarlamaanka dhinaca sharci dajinta u soo diraan. Pro Jawaaari ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay ka soo jawaabtay codsi ay horay…

      Read More

        Guddoomiyaha Guurtida Oo U Guntaday Daminta Dabka Kulmiye ka Dhex Baxaya Iyo Nuxurka Kulan Gaar ah Oo Uu La Xalay La Qaatay Madaxweyne Siilaanyo

        Hargeysa:5-Nove-2013(SDN)- Iyadoo ay maalinba maalinta ka dambaysa sii kordhaysa kala fogaanshaha iyo aamindarrada xisbiga Kulmiye Dhexdiisa Ahi ayaa Haddana waxa sii badanaya kooxaha miisaanka leh ee u guntanaya inay xaraaradda xisbiga Hoos u dhigaan. Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa isagu si toos ah iskugu xilqaamay inuu meesha ka saaro Khilaafka xisbul-xaakimka, waxana…

        Read More

          Maamulka Puntland Oo Sheegay Inuu Burburay Wada-hadalladii ka Dhexeeyey Maamulka Galmudug

          Garoowe:5-Nov-2013(SDN)-Ninka Guddoomiye-ku-xigeenka uga ah Maamulka Puntland Gobolka Mudug ayaa sheegay inay istaageen oo aanay sii socon karin Wada-hadalladii Nabadeed ee ay la lahaayeen Maamulka kale ee Gal-mudug ee Fadhigiisu yahay Koonfurta Gaalkacyo.   Masuulkan ayaa waxa uu sabab uga dhigay joogsiga wada hadaladaasi dagaalada soo laalaabtay ee dhiiga badan ku daadanayo oo uu ugu danbeeyay…

          Read More

            Somaliland: Ciidan Boolis Oo Lagu Xidhay Lug ay Ku Leeyihiin Masiibada Tahriibta

            Saylac:5-Nov-2013(SDN) –Somaliland oo Haatan ay faraha ka sii baxayso Masiibada Tahriibtu, ayaa Haatan waxa Arrinta lug ku yeeshay oo Loo Xidhay Koox ka tirsan Ciidanka Booliska. Toddoba ka mid ah Askarta Laanata socdaalka Gobolka Selal ayaa Maalinnimadii Axadda  xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyey in ay tahriibinayeen dad saarnaa gaadhi nooca loo adeegsato tahriibiyayaasha…

            Read More

              Danjiraha Masar U Magacawday Somaliya Oo Muqdisha U Ambabaxaya

              Qahira:5-Nov-2013(SDN)-Danjiraha Dawladda Masar u Fadhiyi Doona Somaliya Maxamuud Coof, ayaa ku soo jeeda Magaalada Muqdisho. Safiirkan oo Haatan ku sugan Magaalada Nairobi ayaa la filayaa inuu wakhtiyada soo socda uu u duulo Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku sugnaan Doono, maadaama uu ahaan Doono Danjiraha Masar u fadhiyi Doona Soomaaliya. Ku dhowaad 22-sano  ma jirin…

              Read More

                Nin Soomaali ah oo Booliska UK ay ugu dabo jireen arrimo Argegixisonimo la xiriira oo baxsaday

                London Nov 05,2013(SDN)-Sirdoonka UK ayaa ku fashilmay dabagal ay ku sameynayeen nin Soomaali ah oo dalkaa ku nool oo looga shakisanaa argegixisonimo. Maxamed Axmed Maxamed oo sirdoonka UK la xiriiriyeen kooxda Al Shabaab ayaa ciidamo dusha kala socday dhaqdhaqaaqiisa ayaa ka siibtay ka dib kolkii uu xidhay xijaabka haweenka ee Burka loo yaqaano. Maxamed ayaa…

                Read More

                  Maanta iyo Maxkamadaynta Madaxweynihii hore ee Masar: “Waxaan ahay Dr Mohammed Morsi, anigaa ah Madaxweynaha dhabta ah ee Jamhuuriyadda Masar”

                  Qaahira Nov.4 2013 (SDN/BBCNews)- Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Mr Mohammed Morsi ayaa markii u horaysay Isniinta maanta la horgeeyay maxkamad ku taala magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Siday ku warantay idaacadda BBC-da qaybteeda afka Ingiriisida ee dunida la hadasha, hoggaamiyihii hore ee Masar Mr. Morsi markii maxkamadda la geeyay, waxa uu Xaakimka u…

                  Read More

                    “Anagu Xisbiga Kulmiye u Kala Hiilin Maynee Waanu u Ducaynaynaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay Jeclayn inay u kala eexdaan Garabyada isku haya Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye oo Mudooyinkii u danbeeyay uu hadheeyay Khilaaf salka ku haya doorashadii Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbigaas…

                    Read More

                      Muqdisho oo uu ka Socdo Shirkii Dibu Heshiisiinta Jubooyinka iyo Dareenka Shacabka reer Juba

                      Muqdisho 04.Nov 2013 (SDN)-Shirkii Nabadaynta Beelaha daga Gobalada Jubbooyinka ayaa galay maalintii Labaad kaa oo maalintii shalay ka furmay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya. Kulan uu Shir gudoominayo Gudi Dowlada Soomaaliya u magacowday kaa uu horkacyo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa qodobadii looga dooday shalay waxaa u badnaa sidii loo taageeri lahaa Maamulka KMG ah…

                      Read More