Cali Gurey:Saleebaan Gaal, Kuyee xisbiyada mucaaridka ihi shir ma qaban karaan. Muu odhan xaq uma laha inay shir qabtaan

    Hargeysa Nov 07,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiyaha gollaha Wakiilada Somaliland Md Saleebaan Gaal. Md Cali Gurey ayaa qoraalkiisan Jawaabta ahaa sidan u dhignaa; “Saleebaan Gaal, Kuyee xisbiyada mucaaridka ihi shir ma qaban karaan. Muu odhan xaq uma laha inay shir…

    Read More

    Barcelona oo 3-1 Ku Sagootisey Ac Milan.(By Jaahuur)

    Camp Nou-Barcelona-Nov-07-2013-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo Spain,Ac Milan iyo Barcelona oo isku bas beeley. Ciyaartan oo ka tirsaneyd Champion League xurgufo badana ka dhaxeysey labadan naadi ayaa galabta oo Arbaco ah foodda isla galey. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne cagacageynaya 70,ooo iyo dabcan tageerayaasha waraabowga qaba…

    Read More

      “Wax Khaatumo La Yidhaahdaa Ma Jiraan, Aniguna Waxan Ka Tirsanahay……” Xildhibaan Saado Cali

      Puntland:7-Nov-2012(SDN)-Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo ka tirsan Xildhibaanada Dawladda  Federalka ah ee Somaliya, ayaa markii ugu horraysay ka soo Hojeedsatay Kooxda is magacawday ee Khaatumo oo ay Hore ka mid ahayd dadkii u ololayn jirtey. xildhibaanad Saado  ayaa si weyn uga Hortimi Hadal ay garaado ka soo jeedo Deegaanka Buuhoodle iyo Lascanod ku sheegeen inaanay…

      Read More

        Madaxweynaha Djibouti oo Xabsiga Dhigay Xaqlaha Shirkadda Oomaar Ee Dhalasho Ahaan Kasoo Jeedda Somalialnd

        Djibouti:7-Nov-2013(SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyaha ahna Mulkiilaha Shirkadda Ganacsiga ee Oomaar Trading Co. Ganacsade Jaamac Oomar Seed oo Ka mid ah Tujaarta ugu waaweyn Dalalka Somalialnd iyo Djibouti.    Ciidammada Jandarmaariiga loo yaqaan ee dawladda Jabuuti ay Ganacsade Jaamac Oomaar Gurigiisa ka soo qabteen Maalintii axaddii iyaga oo Ku xidhay…

        Read More

          Cabdicasiis Samaale Oo Faraha Ka Qaaday Arrimaha KULMIYE, Dib-na Ugu Adkaystay Kursigiisa Wasiirnimo

          Hargeysa:7-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo Muddooyinkii Dambe Ku Hawllanaa Kicinta iyo Oogidda Xaalladda Xisbiga Kulmiye ayaa Haatan Go’aan ka Qaatay Tallaabooyinkiisa Mustaqbal.   Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com heshay waxa wasiirka Laf Dhuun gashay ku noqday Soo Jeedimo aanu filaynin oo kaga yimi  dhanka madaxweyne Siilaanyo,…

          Read More

            Muqdisho Oo Xalay Lagu Toogtay Qaaddi Maxkamadeed

            Muqdisho:7-Nov-2013(SDN)- Koox Baastoolado ku Hubaysan, ayaa Habeenkii xalay Magaalada Muqdisho ku Toogtay Guddoomiyihii Maxkamadda Degmada War-dhiigley. Qaadiga ayaa Isla Goobtii ku Naf waayey sida ay sheegeen Ehelladiisa iyo waliba dadkale oo Goob-joogayaal ahaa, waxana Goobta iskaga Baxsaday Kooxdii Dilka Geysatay.   Qaaddiga la toogtay ayaa la sheegay in lagu magacaabi jiray Aadan Cilmi Tuure, kaas…

            Read More

              Mareykanka oo yiqiinsaday in Iran diyaar u tahay xal laga gaaro barnaamijkeeda Nuclear-ka

              Geneva Nov 07,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa haatan yiqiinsatay in dawlada dalka Iran ay haatan diyaar u tahay in xal degdega laga gaaro barnaamijkeeda Nuclear-ka sida laga soo xigtay sarkaal Mareykan ah. Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili la isu diyaarinayo wareeg kale oo wadahadalo laga gelayo waxa laga yeelayo Nuclearka Iran. “Markii u horeeysay ,waxaanu aaminsan…

              Read More

                Wasiir Cabdi Aw Daahir oo Wasaaraddiisa Ka Difaacay Eedo Mucaaridka Kaga Yimi

                Hargeysa:7-Nov-2013(SDN)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland, Dr Cabdi Aw-Daahir Cali, ayaa markii ugu Horraysay ka hadlay Eedo kaga yimi dhinaca Mucaaridka oo wax lagaga sheegayey Dhoofka Xoolaha Somaliland. Wasiir Cabdi Aw Daahir waxa uu Tilmaamay in xoolaha loo dhoofiyay dalka Sacuudiga 90% ka dhoofeen marsada Berbera ee Somaliland, “Marka la eego xoolaha loo dhoofiyay dalka Sacuudiga…

                Read More

                  Minneapolis oo yeelatay xildhibaankii u horeeyay oo Soomaali ah

                  Minneapolis Nov 07,2013(SDN)-Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa waxa ay noqotay magaaladii u horeeysay ee yeelata xildhibaan Soomaali ah ka dib kolkii Cabdi Warsame uu ku guulestay degaanka Ward 6. Xildhibaan Cabdi Warsame ayaa ku guuleystay 64 boqolkiiba codadkii laga dhiibtay degaansi ee xulashada hore 40% xulashada labaad iyo xulashada sadexaad oo uu helay boqolkiiba…

                  Read More

                    War-Murtiyeedkii ka Soo Baxay Shirweynihii Dib-u Heshiisiinta Jubbooyinka

                    Muqdisho Nov 07,2013(SDN)-Waxa magaalada Muqdisho lagu soo gunaanaday shirkii Jubooyinka ee mudada la sugay natiijadii ka soo baxdayna waxa lagu shaaciyay war murtiyeedkan hoosta ku qoran. “Iyadoo laga anbaqaadayo fulinta iyo hergelinta heshiiskii Addis Ababa ee bishii August 2013, Dowladda Federaalka Jamhuuriyada Soomaaliyeed waxay qabanqaabisey shir weyne dib u heshiisiineed ee shacabka jubbooyinka.   Shirweynaha…

                    Read More

                      Talking beading and buffalos in South Minneapolis

                      Somali and Native American women discovered shared cultural similarities at a small group meeting at East Phillips Community Center on October 21. Fowsiyo Aden noted that there is a structure in Somalia called a qualdo, which reminded her in its similarity to the teepee. She also said they have buffalo in Somalia. Easy laughter followed…

                      Read More

                        Bridging cultural gaps

                        Mohamed Omar is filling a need in the Schuyler community through his business, but he offers much more than items for sale. The Somali native is also helping bridge cultural divides. Following the American Dream, Omar open the African Store in June, the third store of this type his family owns and operates. “We realized…

                        Read More

                          War Deg-deg ah Xoghayihii Guud ee Xisbiga Ucid Axmed Keyse oo Iscasilay faahfahina ka bixiyey is casilaadiisa

                          London 07Nov13(SDN) Aniga oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) waxa maanta oo Arbaca ah taariikhduna tahay 6 November, 2013 aan ku cadeynayaa qoraalkan hordhaca ah in aan xilkii Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid iska casilay. Xilkaasi oo la ii magacaabay 12/07/2012 isla markaasina lagu ansixiyay Kalfadhigii Golaha Dhexe ee Xisbigaasi…

                          Read More