Dawladaha gees Afrika oo Somaliland ku jirto oo u tartamaya gacan ku dhigida qalabka casriga ah ee shirkada medicare
London 2Oct13 (SDN) Iyadoo ay qayb ka tahay mashaariicda barnaamijka horumarinta sanduuqa Africa ee u madaxda ka yahay Hussein alishaqi ee kala duwan kuna waajahan wax ka qabadka baahiyaha faraha badan ee ka jira gees Afrika gaar ahaan, ayaa wax dhawaan kulan dhex maray wasiirka caafimaadka ee Uganda mudane H.E. Dr Elioda Tumwesigye,maareeyihiisa iyo xubno kale oo ka…
