Garabyada kala Duwan ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Magaalada Burco oo soo bandhigay Bog Jilicda Xukuumada

    Burco 31.October 2013 (SDN)- Masuuliyinta Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Ee Gobalka Togdheer ayaa Maanta Kulan Baaladhan Oo ay isugu yimadeen Xarunta Dhexe Ee Xisbigaasi ku Leyahay burco.Waxayna Xukumada Madaxwayne Silanyo ku Eedeyeen inay ku Guuldaraystay Waxyabihii ay Bulshadu u Dooratay isla Markaasna ay Xukumadu Dano Gaar ah ka Leedahay Dhismaha Wadada Cerigabo. Munaasibadani Oo…

    Read More

      Shan danbiile oo ka mid ah Kooxda argagixisada ah ee Al shabaab oo Maxkamada Ciidamada Somalia ay Xukun ku riday

      Muqdisho 31.October 2013 (SDN)- Afhayeenka Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Muuse (Keyse) ayaa maanta ku dhawaaqay xukunno maxkamadda ciidamada qalabka sida ay ku ridday maleeshiyaad ka tirsan kuwa nabad diidka ah ee Al-Shabaab oo ciidamada ammaanka horey ay u soo qabteen,iyagoo ku howlanaa maleeshiyaadkaasi qaarkood falal ammaanka liddi ku ah….

      Read More

        Wasiirka Amuuraha Dibada ee Somaliland oo Kulamo la Yeelanaya Wasiiro ka Tirsan Ingiriiska,kana waramay Ujeedada Socdaalkiisa

        London 31.October 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, iyo weftigii uu hogaaminayay oo ku sugan magaaladda London ee dalka Britian. Ayaa maanta lagu wadaa inay kullamo la yeesheen Wasiirro ka tirsan dawladda Ingiriiska. Weftigan uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda, oo warfidiyeenada ayaa ka waramay u jeedada socdaalkiisa waxaanu sheegay in kulan…

        Read More

          President Silanyo Fires Aviation Ministry’s Director General, Appoints New One

          Hargeisa, Oct 31, 2013 (SDN) —Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has fired the Director General of the ministry of civil aviation and air transport Ahmed Dalal Farah, while appointing Omer Abdilahi Adam Qalinle for his replacement A presidential decree #JSL/M/XILQ/249/1-2129/102013 released on the 31th October the presidential spokesman Ahmed Sulaiman Dhuhul read, “the head…

          Read More

            Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xafiiskiisa Kulan kula Yeeshay Maayarada dalka iyo arrimaha ay ka wada hadleen

            Hargaysa 31.October 2013 (SDN)-Madaxweyne ku xigeenka JSL MD Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Seylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Mayor-ada magaalooyinka dalka qaarkood, waxana lagaga wada hadlay natiijooyinkii ka soo baxay barnaamijkii maamul daadejinta Gobolada iyo degmooyinka ee mudada socday iyo sidii loo sii wadi lahaa mustaqbalka. kulankan  ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka kala…

            Read More

              Qurbejooga Puntland oo Baaq u diray Isimadooda

              Lodon Oct ,2013(SDN)-waxaan doonaynaa inaan taladaan u soo gudbino isimadda Puntland Anagoo ah odoyaal da,ah, qurbo joog aha waayo arag ah joogga yurub iyo North America markaan aragnay xaaladda ay mareyso puntland waxaan is tusnay in aan fariin taan idiin soogudbino. Reer walba waxay leeyhiiin hogaan Dhaqameed ay si dhabah u ixtiraaman una ah meesha…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaarada Duulista Magacaabayna bedelkiisii

                Hargaysa 31.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-2129/102013 xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada, Mudane, Axmed Dalal Faarax isaga oo madaxweynuhu xilkaasina u magacaabay Agaasime cusub. Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia oo Booqasho ku tagay Magaalo Xeebeedka Kismaayo

                  Kismaayo 31.October 2013 (SDN)-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu la kulmo hoggaamiyaasha maamulka KMG ah ee Jubba, si ay u sii xoojiyaan heshiiskii bishii August ee sanadkan ay labada dhinac ku gaareen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka…

                  Read More

                    Baarlamankii Punt land oo la Kala diray iyo Maamulka Madaxweyne Faroole oo ka hadlay

                    Garowe 31.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta kala diray Baarlamaanka Puntland, maadaama waqtiga Baarlamaank auu ku ekaa maanta oo ah 31-Bisha October. Kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanka Puntland oo uu kasoo qeybgalay Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa halkaasi waxaa lag aqriyay wareegtada lagu kala diray Baarlamaanka. Axmed Ceydiid oo kamid…

                    Read More

                      Qoraal ay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ku Hakisay Soo Xidhida Sheekh Almis Yaxye iyo Nuxurka Dacwadiisa

                      Hargaysa 31.October 2013 (SDN) Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Faysal C/laahia Ismaaciil ayaa soo saaray Amar uu ku hakinayo Waaran Maxkamadda Gobolka Hargeysi hore u soo saartay kaasoo la doonayay in lagu xidhi Sh Almis Yaxye iyo sadex xubnood oo kale. Amarka Hakinta ah ayuu Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysi ku socodsiiyey Taliyaha Laanta Baadhista Danbiyadda C.I.D-da…

                      Read More

                        Xarunta Hay’ada Unicef ay Dhismaheeda ka Hirgalisay Caasimada Hargaysa oo Xadhiga laga Jaray

                        Hargaysa 31.October 2013 (SDN)-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa si rasmiya xadhiga uga jaray dhismaha xarunta hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan horumarinta waxbarashada caruurta ee magaceeda loo soo gaabiyo UNICEF taasi oo laga yagleelay caasimada Somaliland ee Hargaysa. Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Saylici oo furay xaruuntaasi kana hadlay ayaa uga…

                        Read More

                          Hoggaanka Waddani Oo Cambaareeyey Xadhigga Xukuumaddu U Geysatay Xildhibaannada Gabiley

                          Boorama:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI Mudane Axmed Muumin Seed ayaa maalintii shalay si kulul u cambaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xildhibaanada ay shacabku soo doorteen ee golaha degaanka ee degmada Gabilay.  Gudoomiye ku xigeenku isaga oo ka hadlaya arintan waxa uu yidhi “Waxa aan cambaaraynayaa xadhiga ay xukuumadu kula…

                          Read More

                            Garabka Kornayladda Xisbiga Kulmiye Oo Cambaareeyey Mu’aamaraddii uu Wasiir Samaale La Dhex Galay Guddida Qabanqaabada Shirweynaha

                            Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Iyadoo Dhulgariirkii ugu weynaa uu Haatan uun ka dhex curtay Xisbiga Kulmiye, ayuu Garabka Uu Hoggaamiye Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi ku Dhawaaqay In Kooxda sheegatay inay Guddi Samaysteen ay Dhabar jab iyo Foolxumo ku tahay Guud ahaanba Xisbiga. Shir Jaraa’id oo Makhribnimadii shalay Xarunta Xisbigaas ay ku qabteen Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Guddida Qabanqaabada Xisbiga…

                            Read More

                              Baadhitaanno Aan Noocooda Hore Loo Arag Oo Ciidanka Booliska Burco Ku Qabteen Rag Looga Shakisan yahay ONLF

                              Burco:31-Oct-2013(SDN)- Hawlgallo Baadhitaan oo ayaamahanba Ciidanka Ammaanka Magaalada Burco ka wadeen Magaaladaas, ayaa Natiijadoodu Noqotay in Gacanta lagu soo Dhigo Tiro Rag ah oo Looga shakisan yahay inay Ka tirsan yihiin Jabhadda Etiopia Ka Dagaallanta ee ONLF. Hannaanka ay ciidanka Boolisku Dadka u baadhayeen oo ahaa mid ku cusbaa Waddanka, islamarkaana aan waxba la dhaafaynin,…

                              Read More

                                Hagardaamooyin Laga Soo Abaabulay Madaxtooyada Oo Xisbiga Kulmiye Lagu dhextuuray iyo Wasiir Samaale Oo Tuur iyo Tarbiic Isku Yeelay Gacantana Ku Dhigay Aqlabiyadda Guddida Qabanqaabada Shirka Xisbiga

                                Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ayaa wax uu Huursanaadaba Maanta la Soo Baxay Caado iyo Dhaqan in badan la sheegi jirey in ifafaalaheedu  soo siigaynayo. Xisbiga Kulmiye ayaa  Kala Fogaanshihii iyo Loollankii u dhexeeyey Labada Nin ee haatan tartanka weyni dhexyaallo ee Samaale iyo Muuse Biixi, waxa uu sababay in Guddidii qabanqaabada shirweynaha ee Dhawaan…

                                Read More

                                  Guddoomiyaha Iskaashatada Basaska Hargeysa Oo Sharxay Sababta ay u Caydhiyeen Tiro Badan Kirishbooyo ah

                                  Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddiga Basaslayaasha caasimadda Hargaisa Mudane,Xuseen Axmed Maxamuud, ayaa faahfaahin ka Bixiyey Shaqada ay Guddi ahaan Qabtaan iyo Hawlaha ay u hayaan Iskaashatada Basasleyda caasimadda. Guddoomiyaha Oo Maalintii shalay xafiiskiisa ugu warramayey Qaar ka Mid ah warbaahinta, ayaa sidoo kale carrabaabay in Xukuumaddu Gebi ahaanba ka Dhaaftay Lacagta Takaalliifta waddooyinka  ay dhawaan soo rogtay. Guddoomiyaha…

                                  Read More