Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Eedo Kulul Dusha Ka Saartay Safaaradda Somaliya ee Qaahira
Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Wasiirk a waxbarashada Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa Si kulul u dhaliishay Masuuliyiinta ka Hawlgala Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Qaahira. Wasiir Samsam oo Haatan uun ka soo cagodhigatay Safar ay muddo kooban ugu maqnayd Waddanka Masar, ayaa Qunsulka gacanta ku haya Safaaradda soomaaliya ee Qaahira ku eedaysay kala Takoorid iyo kala Qoqobid ay ku hayaan…
