Dabaal Dega 99 Guurada Aasaaska Wadanka Turkiga,Madaxweynaha Somalia oo ka qayb galay, Daawasho Wacan
Ankara 29.October 2013 (SDN)- Waxaa dalka Turkiga Si weyn uga Socda dabaal deg la Xidhiidha Markii la aasaasay wadanka Turkiga oo Sagaal iyo Sagaashan Guuradiisa si Mug leh uga socda Magaalooyiinka kala duwan ee dalkaas. Geesta kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu…
