Marwo Faysa Maxamed Oo Si Kulul U Cambaaraysay Xadhigga Xukuumaddu U Geysatay Marwo Luul Xasan Mataan
Hargeysa:29-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Marwo Faysa Maxamed Muxumed, ayaa Si Kulul u dhaliishay Hannaanka ay xukuumadda Kulmiye Xabsiga ku dhigtay Madaxii Xarunta Derbijiifka Degmada Maxamed Mooge Marwo Luul Xasan Mataan. Marwo Faysa Oo Maalintii shalay U warramaysay Qaar ka mid ah warbaahinta Dalka, ayaa tallaabo foolxumo ah ku sifaysay Xadhigga…
