Xil. Cabdiraxmaan Shaadh oo Ku Dhex Dawakhay Shirka Mucaaridku Ku Baaqay Hannaa Caadifadaysanna Ku Difaacay Madaxweynaha

    Hargeysa:28-Oct-2013(SDN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Cismaan (Shaadh) oo ka mid ah golaha guurtida Somaliland ayaa qaab caadifadaysan uga hadlay shir qaran oo ay ku baaqeen Madasha wada tashiga iyo toosinta qaranku, kaas oo uu ku tilmaamay mid xaaraan ah. Xil. Shaadh oo u warramay  qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay sharcigu  inaanu ogolayn in xisbiyada mucaaridka…

    Read More

      Aadan Xero-dhiig oo U Tamashle Tegey Xabsi Buux Dhaafay Iyo Gar-sugayaal Mudda Dhaafay

      Boorame:28-Oct-2013(SDN)- Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland Aadan Axmed Muuse (Xero-dhiig) ayaa shalay booqasho ku tegey Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxana uu markii uu Boorama soo gaadhay kormeero ku sameeyay xarumaha Booliska, jeelka dhexe iyo Maxkamadaha gobolka iyo degmada, waxana ku wehelinayay safarkiisan masuuliyiinta garsoorka iyo talisyada ciidanka asluubta iyo Booliska ee…

      Read More

        Somaliland’s Finance Minister Expresses Confidence in Kulmiye’s Upcoming Third Convention Organizing Committee

        Hargeisa, Oct 28, 2013 (SDN) -Somaliland’s minister of finance Abdiaziz Mohamed Samale, one of the main contenders for the ruling party’s leadership has expressed confidence in the formation of Kulmiye’s upcoming third convention organizing committee. Samale expressed these sentiments during a meeting today that took place at the presidential palace in which president Silanyo met…

        Read More

          Heerka Basaasnimo ee Maraykanka oo Meel Halis ah Maraya iyo Angela Merkel oo Mobilkeeda la Dhagaystay

          Oslo  27.October 2013 (SDN)- Warbixin lagu daabacay wargeyska Der Spiegel ee ayaa lagu sheegay in dowladda Maraykanku ay basaasaysey Mobilka Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel tan iyo sanadii 2002. Hawlwadeeno ka tirssan wargeyska ayaa sheegay inay arkeen Dukumentiyo CIA leedahay oo ku qoranyihiin lanabaro tan iyo 2002 la dhageysanayay waxana ka mid ahaa mobilka gacanta ee…

          Read More

            Wasiirada Arrimaha Dibada ee Somalia oo New York kaga Qayb galaysa Shirka Golaha Amaanka oo Arrimaha Somalia lagaga hadli doono

            Muqdisho 27.October 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Fawziya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta u amba-baxday magaalada New York, halkaas oo ay uga qaybgalayso shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dhammaadka bishan dhacaya. Shirka oo looga hadli doono arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan kordhinta ciidamada nabad-ilaalinta…

            Read More

              Hargaysa: Qodobo ka soo Baxay Shir ku saabsanaa Joojinta Gudniinka Fircooniga ah

              Hargaysa 27.October 2013 (SDN)-Kulan hawleed socday muddo labo maalmood ah oo ujeedadiisu ahayd sida loo xakamayn lahaa loona joojin lahaa gudniinkla hablaha sharcina  looga soo saari lahaa  ayaa maanta lagu soo gebagebeeyey hotel maansoor ee magaalada Hargaysa. Gudoomiyaha xuquuqul insaanka qaranka Marwo Fadxiya Xuseen Jaahuur oo xidhitaankii kulankaasi ka hadashaya ayaa sheegtay in wasaaradda shaqada…

              Read More

                Tababar ku Saabsan Tayaynta Hawl Gudashada Shaqaale hoosaadka Golaha Wakiilada oo Hargaysa ka furamay

                Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Kulan Hawleed   ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa hawl-gudashada tayada  shaqaale hoosaadka  labada Gole Baar-lamaan ee Wakiilada iyo Guurtida ayaa maanta lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaaklada Hargeysa. Furitaankii  kulan haw-leedkan oo socon doona toban maal-mood   hadal uu ka jeediyey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baar-lamaanka Mud, Cali  Yusuf…

                Read More

                  Golaha Wasiirada Somalia oo Kulan aan Caadi ahayn isku raacay in la Kordhiyo Odoroska Miisaaniyada 2014

                  Muqdisho 27.October 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxaa looga dooday kordhinta Miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dhowaan dhex maray wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka badda iyo Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Al Bayrak taasoo la wareegi doonta maamulka iyo horumarinta…

                  Read More

                    Wareegto uu soo Saaray Wasiirka Warfaafinta Somalia kuna dalbaday in Hay’adaha Warbaahintu ay Is diiwaangeliyaan Xili dawladu aanay Tahli karin Ilaalinta Amniga Suxufiyiinta

                    Muqdisho 27.October 2013 (SDN)- Wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in xarumaha gaar ka  ah ee warbaahinta, shirkadaha isgaarsiinta iyo kuwa internetka ee aan diiwaan gashaneyn ay iska soo diiwaan-geliyaan wasaaradda ka hor 10-ka bisha soo socota ee November. Dikreeto kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta…

                    Read More

                      President Silanyo Meets with Ruling Party’s Third Convention Organizing Committee-(Listen)

                      Hargeisa, Oct 27, 2013 (SDN) –Somaliland president Ahmed Mohamed Silanyo has on today met with the organizing committee of the ruling party’s third upcoming third convention which is planned to start 25 December this year. President Silanyo has stated during his meeting with KULMIYE organizing committee at the presidency that his Kulmiye led government made…

                      Read More

                        “Sida uu caddeeyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade in bahda caddaaladdu ku shaqayso laaluush iyo wax is dabamarin ay kasoo dheegatay xukuumadda uu wasiirka ka yahay” Xisbiga Waddani

                        Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Iftiimiyay dib u dhacyo dhinacyo kala duwan leh oo dalka soo Gaadhay Mudadii ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Hogaaminta Qaranka Haysay,Waxaa kale oo ay Jawaab ka Bixiyeen hadal kasoo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sheeegay Maalintii Shalay in Garsoorka Somaliland ay ku shaqeeyaan wax isdaba marin…

                        Read More

                          “Waxaan Cadaynayaa in Dhismaha Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye aan Kalsooni 100% ah Ku qabo” Wasiirka Maaliyada Samaale {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo ka Mid ah Shakhsiyaadka ugu Fadalo cad ee uu Hungurigu kaga Jiro Hanashada Hogaaminta Xisbiga Kulmiye ayaa daboolka ka qaaday inuu Kalsooni Buuxda ku qabo Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ee dabayaaqada Bisha Decenbar  qabsoomi doona ….

                          Read More

                            Somalia government closes radio station

                            Mogadishu, Oct 27, 2013 (SDN)– Security forces shut down one of Somalia’s most respected independent radio stations yesterday in Mogadishu, accusing it of illegally occupying a government building, witnesses and police said. Armed officers cordoned off the building located near the Somali capital’s airport and arrested journalists inside in a raid that comes four days…

                            Read More

                              Somali Journalist Dies in Hospital after Attack

                              Mogadishu, Oct 27, 2013 (SDN)– A Somali journalist says a colleague attacked by gunmen on Tuesday has died of his wounds. Ahmed Nor Mohamed said Sunday that journalist Mohamed Mohamud died in hospital Saturday night. The Committee to Protect Journalists said Mohamud, who also was known as Tima’ade, had undergone surgery after being shot six…

                              Read More

                                Gudoomiye Kulmiye oo Isbarbar dhigay Kala Duwanaanshaha Shirweynahoodii labaad iyo ka 3aad ee dhawaan qabsoomaya,isla markaana Biniixiyay Xanafo Xisbiga Soo Gaadhay {DHAGAYASO}

                                Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay in Shirweynihii 2aad ee Xisbiga Kulmiye uu ku yeeshay Magaaalada Burco uu Tuhun soo kala dhex galay Hogaanka Xisbiga taas oo ay ugu wacnayd ayuu yidhi in Xeerarka Xisbigu ay qabyo ahaayeen. Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi waxa uu Tilmaamay in hadii…

                                Read More

                                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tilmaamay Kaalinta Xisbiga Kulmiye kaga Jiro Koboca Dimuquraadiyada,Iftiimiyayna doorka Shaqo ee Gudida Qaban Qabada Shirweynaha Xisbigaaas{DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiy Wada Jirkiisa iyo Wada Shaqayntiisu ay tahay Mid Ummadu wada Ogsoon tahay,Waxa uu Mudane Axmed Siilaanyo hambalyo u diray Hogaanka Xisbiga iyo Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Guud ee Xisbiga Kulmiye. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa hadalkan ka jeediyay Madal…

                                  Read More