Home » 4:55 am Entries posted on “February, 2017”

Gudoonka baarlamanka Somalia oo shaaciyey xiliga uu furmayo Kalfadhigoodii ugu horeeyey

Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoonka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta arbacada ee beri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-March-2017.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa yiri “waxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

China: Tirada Ardeyda Qudha Iska Jara Oo Aad U Sii Kordheysa !

China 28. February 2017 (SDN/QJ):- Bisha aynu ku jirno gudaheeda waxa magaalada Hong Kong ee Dalka China isku dilay shan arday oo wax ka baran jiray dugsiyada magaaladaasi, dhammaan ardaydaasi naftooda gooyey waxay waalidiintooda usii qoreen farriin ah “Aabo iyo Hooyo waan ka xumahay nolasha kuma faraxsani”.   Sidoo kale ardayda wax ka barata Dugsiyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Layaab: Lacag Ka Yar $100 Oo La Siiyey Haweenayda Fulisay Dilka Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Walaalkii !

Malesiya 28. February 2017 (SDN/QJ):- Dilkii lagula kacay Kim Jong Nam oo ay xagga Aabo ka walaalo ahaayeen  Madaxweynaha Dalka Kuuriyada waqooyi oo ay si layaab badan u fuliyeen laba dumar ah oo midkood ay ka soo jeeday Dalka Indonesia oo la yidhaahdo Siti Aisha oo haatan gacanta ugu jirta ciidammada Dalka Malesia.   Warbaahinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Sudan Oo Cafis U Fidisay Basaas Dhashay Dalka Check Rebuplic !

Khartum 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Debadda ee Dalka Sudan Ibraahim Ghandour ayaa sheegay in Madaxweyne Cumar Al-bashiir uu amar ku bixiyay in la sii daayo nin u dhashay Dalka Check Rebuplic oo hore loogu xukumay 24 sano oo xadhig ah.   Ninkan oo shaqaale ka ahaa Hay’adaha Sama falka ee ka hawlgala Dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharraxa KULMIYE oo 60,000$ ugu Deeqay Dhismaha Dugsiga Sare ee SULDAAN MAXAMED ee Hargaysa DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 27. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha/Musharraxa Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahin Habbane ayaa si wadajir ah xadhigga uga jaray afar fasal oo lagu kordhiyay dugsiga sare ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ee magaalada Hargeysa. Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Isagoo Yar ayuu Nin Dhegoole ah Lacag ka Firdhiyey amase Ka Tuuray Kadib Jinkii Dhegoolaha Ku Jiray ayaa Galay & Nolosha Mudo 11 Sanno ah Siday Ku ahayd DAAWO

Boosaaso 27. February 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka Jinku gaysto Waa Kuwo Tiro badan,Wiilkan Yari Waxa uu ku noolaa Magaaladda Hargaysa Wakhti haatan laga Joogo ilaa 11 Sanno ka hor ayuu Nin Dhego la’a ama Dhegoole ah Lacag uu haystay ka Firdhiyay Isagoo Ku Ciyaaraya hasa yeeshee waxaa ninkaas Dhegoolaha ahaa ku lamaanaa Jin Waxay ku Soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garoowe: Warar Ka Soo Baxaya Ciidammo Shalay Qabsaday Xarunta Baarlamaanka Puntland DAAWO

Garoowe 26. February 2017 (SDN/QJ):-Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland, ayaa Shalay la wareegay Xarunta Barlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe, xilli aanay ka soconin wax kalfadhi ah oo ay lahaayeen Xildhibaannadu, wallow ay ku sugaanaayeen Xilligaasi Xarunta Baarlamaanka Xildhibaano kooban iyo shaqaalihii barlamaanka. Ciidamadan oo watay baabuurta gaashaaman, kuna hubaysnaa hub culus ayaa xanibay jidka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Axmed Muumin Seed Oo Iftiimiyey Xilka Hogaamiye Xirsi Ka Hayo Waddani,Sababta Keentay In Loo Magacaabo & Asbaabta Isaga Ka dhigtay Inuu Bilaa Xil Kulmiye Ku Dhex Joogo DAAWO

Boorama 27. February 2017 (SDN/QJ):-Axmed Muumin Seed oo dhawaan ku biiray Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay Sababta uu xil muuqda uga qaban waayay xisbiga Kulmiye Kadib Markii ay Raali gelin weyday Natiijadii uu Kala Kulmay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigiisii Waddani Laguna doortay Murashixii Kale ee uu la Tartamayay inuu Noqdo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Guurtida Somaliland oo Mudeeyay Maalinta ay Ku Dhawaaqayaan Mudo Kordhinta Xukuumadda,Baqo Ka Werwerka Gudoomiye Muuse Biixi & Goodiga Xisbiga Waddani 

Hargaysa 27. February 2017 (SDN/QJ):-Golaha Guurtida Somaliland oo loo gudbiyey nuxurka mudo kordhinta Xukumada Madaxwayne Siilaanyo oo dhawaan ay komishanka XukumadaXisbiyada qaranku ay isla qaateen in mudo loo kordhiyo Xukumada Madaxwayne Siilaanyo.   Golaha Guurtida Somaliland ayaana Fadhigoodii shalay ku balamay in maalinta sabtida ee afarta Bisha March ee Todobaadka soo socda ansixiyaan mudo kordhinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Kuwa Walla waynta La Soo Mudaharaadaya Hadii aan Dalka Qabto Soo Gelimayaan”Faysal Cali Waraabe & Weedho Wada Qosol Leh DAAWO

Dubai 27. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Magaalada Dubai kula hadlaayey jaaliyada Somaliland ee dalka Imaaraatka ayaa waxa uu ka sheekeeyey xaalada Somaliland ee xiligan,   Isaga oo dhanka kale si farshaxnimo leh dadkii madasha fadhiyey kaga qosliyey Kaftankii ugu badnaa taasi oo sababtay in dadkii goobta fadhiyey ay aad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »