Home » 8:55 am Entries posted on “February, 2017”

Banka Qoolcaday ee Degmada Sallaxley oo Laga Helay Biyo Macaan & Xubno Madax dhaqameed ah oo Ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Madax Dhaqameedka Gobolka Maroodijeex ayaa Sheegay inay Soo dhawaynayaan Mashaariica Kala Duwan ee Xukuumaddu ka wado Banka Qoolcaday Iyo Biyo uu soo Saaray Riig halkaasi laga hawlgaliyey.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxuu Yahay Nidaamka Diyaarinta Xeerarka Qabyo Qoraalka ah ee Wasaaradaha Dawladu ay Dejin Karaan? DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada ayaa Furay Kulan Hawleed Ku Saabsan Nidaamka Diyaarinta Xeerka Qabyo Qoraalka ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ujeedadda Socdaal Mas’uuliyiin Ka Socda Wasaaradda Dib u Dejinta & Hay’adaha ay Wada Shaqeeyaan Ku Tageen Magaaladda Laascaanood DAAWO

Laascaanood 28. February 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib u Dejinta oo ay Weheliyaan Saraakiil Kale ayaa Gaadhay Magaaladda Laascaanood Iyagoo Kulan la qaatay Maamulka Gobolka Sool iyo Guddida Abaaraha ee Gobolkaas.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Faysal Cali Waraabe & Baashe Cawil Oo Eedo Ba’an U Jeediyey Dadka Ka Mudaharaadaya London

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Cumar, ayaa eedo ba’an ujeediyey dadka reer Somaliland ee la sheegay inay London ka sameynayaan Mudaharaad ay ku diidan yihiin Saldhigga Millatari ee lmaaraadka Carabta laga siiyey Madaarka Magaalada Berbera. Masuuliyiintan ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa ka Jirra in Wasiir Maxamuud Xaashi Sucuudiga u tegay inuu Farmaajo kala Hadlo Saldhigga Millateri?

Makka 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ah Weftiga Imaaraadka u tegay soo gunaanadka heshiiska DP World ee la wareegidda Dekedda Berbera, ayaa intuu Safarkaa ku maqnaa gaadhay dalka Sucuudiga,  Cimraysina u tegay Xajka, isla markaana isla waqtigaa waxa dalkaa socdaal ku joogay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Banaan-bax Lagag Soo Hor-jeedo Heshiiska Saldhiga Millatari Oo Laga Abaabulayo Ingiriiska

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday in mudaharaadka lagaga soo horjeedo  heshiiska saldhigga Millatari ee laga sameynayo Berbera, ay  fikradiisa keeneen masuuliyiinta safaarada Soomaaliya ee Ingiriiska, kuwaasi oo gacan-saar la leh kooxo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, hase ahaatee aaminsan riyadii dhimatay ee Soomaali-weyn.   Waxa kaloo Madaxtooyadu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirrada Ugu Dhow Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Hirdamaya Muddo Kordhinta Madaxtooydu Wakhtiga Ay Noqon Doonto Iyo Laba Ka Mid Ah Oo Shalay Gacanta Isula Tagay Saleebaan Hortiisa

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Ugu Qoorta weyn Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ay si weyn ugu hirdamayaan Wakhtiga loo kordhinayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyadoo durba arintaasi laga dareemayo Golaha Guurtida oo maalmahan u dambeeyay ku guda jira qorshaha orodoska Wakhtiga loo kordhinayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka,waxaana la soo sheegayaa inay masuuliyiintan oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland & UAE Maxay isaga Difaacayaan haddii Soomaaliya dacweyso ama ka hor timaado heshiiska Saldhiga?

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadku waa iska difaaci kartaa Farmaajo haddiiba uu ka dacweeyo Shirweynaha Carabta, ka gacanka iyo Security Council kaba. Waagii heshiis kii London ee Somaliland & dawladdii ku meel gaadhka ahayd ee Soomaaliya galeen waxaa goob joog ahaa in ka badan 50 hogaamiye. Kuwii Dubai & Ankara ka dhacay iyanna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Shacabka uga Digay Dawooyin & Cuntooyin Dhacay oo Hargeysa Buuxiyey & Dhaqanka Tagaasida DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan-Shahar) oo ka mid ah Xildhibaanna Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa Ganacsatada, Dhakhaatiirta iyo Tagsiilayaasha Hargeysa ugu baaqay inay Dadka iyo Bad-qabka Bulshada-ba ilaaliyaan, waxaanu sheegay inay Dawlad hoose ahaan ogaadeen dhibaatooyin badan oo ay qaybaha Bulshada ku hayaan Dhakhaatiirta, Ganacsatada iyo Tagsiilayaashu. Xildhibaan Xasan-Shahar oo Warbaahinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Afhayeenka Ururka Alshabaab Oo ka Hadlay sida ay Al Shabaab ula dhaqmayaan Dowlada Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ( Cali Dheere) ayaa markii ugu horeesay ka hadlay isbadalka dalka ka dhacay gaar ahaan doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Magacaabista R/Wasaaraha cusub.   Fariin Maqal ah uu soo diray Afhayeenka Al Shabaab ayuu uga hadlay isbadalka siyaasadeed ee dalka ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »