Home » 12:55 pm Entries posted on “March, 2017”

Madaxtooyada Somaliland oo Sheegtay in Lagu Guuldaraysan karo Shidaal Baadhista DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Socdaal Sadex Caano Maal qaatay ku soo maray Gobolada Saaxil Iyo Togdheer. Ujeedada u weyn ee Safarka Madaxweynaha ayaa ahayd Sidii uu Magaaladdda Burco uga Daahfuri lahaa Hawlgalka baadhista iyo Sahaminta Shiidaalka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo Sheegay in Shakhsiyaad Ujeedooyin Kale lihi ay dhalan rogeen Hadal uu Warbaahinta Siiyay DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Mudane Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Cadeeyay in Hadal uu hore warbaahinta u siiyay iyo talooyin uu u soo Jeediyey Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku Wajahan Siyaasada Somaliland ee Magaaladda Buuhoodle ay Shakhsiyaad dano kale lihi dhalan rogeen Isla markaana ka dhigeen inuu Madaxweynaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Ma jiro sharci Muwaadiniinta Somaliland u diidaya inay Xamar tagaan” Garyaqaan Guuleed Dafac

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac oo ah guddoomiyaha xarunta xuquuqul insaanka Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in aanu jirin xeer muwaadiniinta Somaliland u diidaya inay magaalada Xamar ee dalka Soomaaliya tagaan iyo inay taageeraan madaxda wadamada kale ee caalamka. “Xeer Somaliland samaysatay oo u gaar ah oo ay leedahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda oo ugu Baaqday Bulshada Somaliland inay ka Faa’iidaystaan Biyaha Xilli-roobaadka

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Boos, ayaa soo jeediyey in laga faa’iidaysto biyaha roobka cirka ee xilligan Gu’ga curtay oo inta badan biyihiisu galaan badda. Wasiir Xuseen Boos waxa uu sheegay inay wadaan mashaariic la doonayo in lagu qabto biyaha si looga faa’iidaysto xilliyada abaarta ee biyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mudane Reer Buuhoodle ah oo ka Jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Xildhibaan Koore

Buuhoodle 30. March 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Xildhibaanada Magaalada Buuhoodle ayaa Jawaab ka bixiyey Hadal uu Warbaahinta Siiyay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Kaas oo Madaxweyne Siilaanyo u soo Jeediyey Sidii Cudud Ciidan iyo Siyaasad badhxan loogu geli lahaa Magaalada Buuhoodle. “Hadalka Saleebaan Koore waxaan u arkaa turxaan beeris […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dib u Soo Nolaynta Muhiimadii Berberi Lahaan Jirtey Qarniyo ka Hor & Qoraalka Wargaysa Gulf News oo Halku dheg looga Dhigay “Berbera Tariikhdeeda ayaa sheegeysa Muhiimada ay leedahey.”

Berbera 30. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa soo turjumay maqaal dheer oo ka hadlaya istaraatajiyada Berbera iyo marsadeedaba maqaalkaas oo lagu qoray Gulf news. Waxa uu Xildhibaan Kijaandhe Ararta Maqaalkiisa ku Bilaabay ‘’Magaalada Berbera markaan booqasho ku gaadho,waxaan hoos isku weydiin jirey xadaarrada iyo gancasiga qarniyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo Walaac Xooggan Ka Muujiyey Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada+ Ganafka Ku Dhuftay Gudi Musdambeed ah oo Madaxweynahu Sheegay in uu u Magacaabayo Doorashada DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta xisbigaasi ee magaalada Hargeysa, ayaa si adag u sheegay in ay walaac xoogga ka qabaan qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada oo ay sheegeen in ay Xukuumaddu ku guul-daraysatay in ay bixiso lacagtii qaadhaan ahaan lagu gelaayey doorashaddaasi iyaga oo sida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Haddii Aan Deg-Deg Wax Looga Qaban,Afarta Wasiir Iyo Afarta Caaqil Ee Gobolka Daad-madheedh Hoosta Iska Xidhay Wax Laga Qoomameeyo Ayaa Dhici Doona” DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wax-garadka iyo cuqaasha gobolka Daad-madheedh oo warfidiyeenada la hadlayey ayaa go’aan adag ka qaatay arrinta sahaminta iyo qodista shiidaalka ee deegamadaasi ay xukuumaddu ka wado. Cuqaashan ayaa waxay sheegeen inaanay wax sahim shidaala oo laga sameynayo gobolkooda iyo deeganada ku xeeran aanu jirin. Cuqaasha oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa hadalladoodii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hay’ad Baadha Aataarta Qadiimka Ah Oo Bariga Berbera Ka Heshay Goob Suuq Ahayd 5 Kun Oo Sano Ka Hor

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Khadar Xaaji Yuusuf, ayaa ka warramay dedaal ay ku baadi-goobayaan Aataar Qadiim ah oo lagu sheegay inay meelo ka mid ah Somaliland ku duuggan yihiin, sida Berbera iyo Bullo-xaar iyo meelo kale. Wasiirka oo Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay in Hay’ad Spanish […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boqol Booyadood oo Biyo ah oo Lagu Wareejiyey Guddida Taakulaynta Abaaraha ee Gobolka Togdheer & Cida Bixisay DAAWO

Berbera 30. March 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta Magaaladda Berbera,Kuwa Gobolka Saaxil oo ay Weheliyaan Guddida Taakulaynta Abaaraha ee Gobolkaasi ayaa Deeq Biyo ah oo dhan 100 Booyadood oo Shirkadda DPW Hore ugu Wareejisay Maamulka Gobolka Saaxil Waxay Gudoonsiiyeen Guddida abaaraha ee Gobolka Togdheer.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »