Home » 12:48 pm Entries posted on “March, 2017”

Madaxweyne Ismaaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay Xaalada Abaareed ee Ka Taagan Somaliya DAAWO

Jabuuti 31. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waxa uu ka hadlay Xaalada Khatarta ah ee ay Sababtay abaarta adag ee ka taagan Somaliya.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wargeyska The Guardian:Dhallinyaro Somaliland ka Bilaabay Olole Lagu Cidhibtirayo Gudniinka Fircooniga ah

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa Ingiriiska ee Theguardian ayaa daabacay warbixin tilmaantay in haweeenka Somaliland ku dhaqan ay 98% soo mareen hab ama nooc ka mid ah gudniinka fircooniga ah. Warbixinta oo aan soo turjunnay ayaa u qoreyd sidan: “Unicef waxay ku qiyaastay ilaa 98% hablaha iyo marwooyinka da’ […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shuban Biyood Lixdan Qof Ku Dilay Degmada Daroor ee Ismaamulka Kililka Shanaad ee Itoobiya

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Caaqil Xasan Ibraahim Xuseen ayaa ka dayriyay xaaladda shuban biyood ka dilaacay degmada Daroor ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobaya, waxaanu ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay ka feejignaato kana hor tagto si aanu dalka ugu soo gudbin shuban biyoodkaasi oo ay u geeriyoodeen lixdan qof. Caaqil Xasan oo shalay waraysi gaar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sababaha Naanaysaha Looga Door Bido Magacyada Rasmiga ah DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):- Inta badan dadka kala duwan ee ku nool aduunka gaar ahaan kuwa caanka ah waxay badanka isticmaalaan magacyo naanays ah oo ay ku caan noqdaan sidaan wax badan uga ogaano ayaa waxaan soo qaadanaynaa ciyaaryahanada dalka Brasil qaar ka mid ah kuwii ugu caansanaa oo la baxay naanayso magacyo ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mobilada oo Noqday Halka ay Bulshadu Beenta Ugu Badan Isku dhaafsadaan & Barnaamij lagu Magacaabo Beentii Dunnida oo Malaasan

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):- Halkan waxaan idiinku soo gudbin doona barnaamij kooban oo loogu magac-daray beentii dunida oo malaasan   Waxaa barnaamijkan soo saare ka ah Xamse Cali Xuseen (Jeestaawi)

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Lacag Dhan 5 Milyan oo Dollar Ku Wareejisay Baanka Dhexe ee Somaliland,Jawaabna Ka Bixisay Jeeg Xadi Lacageed Ku Qornaa oo ay Hore Ugu Wareejisay Komiishanka Doorashooyinka! DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Ku Wareejisay Maamulka Baanka Dhexe ee Somaliland Lacag dhan 5 Milyan oo Dollar Lacagtaas oo ay soo bixisay Shirkadda DPW ee Maamusha Dekeda Magaaladda Berbera. Dhawr Bilood ka hor ayay Shirkada Imaaraadka ee DPW Waxay Somaliland Soo Gaadhsiisay 5 Milyan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Nin Diiday iyo Nin Na Rasaaseeyay Labuduba Maanta Wey Ka Cabayaan” Wasiir Cukuse iyo Badheedhihiisii Sallaxley DAAWO

Sallaxley 30. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan Yahay ay Dadaal badan gelisay Sidii Biyo looga soo Saari lahaa Banka Qool Caday ee Degmadda Sallaxley. Wasiirka oo ka hadlayay Kulan ka dhacay Magaaladda Sallaxley ayaa Sheegay inay Ku Guulaysteen in Biyo laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Mashruucan Caqli iyo Hal abuur ayaanu ku galnay Waxa se ka Hor imid Daadad iyo Duufaano ka dhan ah” Wasiirka Madaxtooyada & Khudbadii Sallaxley DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi Iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Ku Soo Maray Riig Biyoodka laga Hirgaliyey Banka Qool Caday iyo Dugsiga Farsamada Gacanta ee Dhismihiisu ka Socdo Degmadda Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda ayaa sidoo kalena yidhi “ Waxaanu u nimid in ceelkaas […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Kalluumeysiga Somaliland Oo Qiray In Ay Jiraan Maraakiib Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Dalka DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Cali Jaamac Faarax Buureed Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadda badda Somaliland oo qaybo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magalaada Hargeysa ayaa ka hadlay sababaha dhaliyey in uu kor u kaco qiimaha la siiyo Kalluunku,sidoo kalena waxa uu ka hadlay Maraakiib sifo sharci darro ah uga kalluumaysta xeebaha dalka Somaliland. Cali Jaamac […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Iyo Cuqaasha Gobolka Daad Madheedh oo Is Afgarad Ka Gaadhay Hawlgalka Sahaminta Shiidaalka DAAWO

Oodweyne 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wefti ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo Socdaal Shaqo ku Jooga Xarunta Gobolka Daad Madheedh ee Oodweyne ayaa soo Gabo Gabeeyay Kulan is Xogwaraysi ah oo ay la qaateen Madaxda Dhaqanka ee Gobolkaasi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »