Home » 7:25 am Entries posted on “June, 2017”

Shuruudo Cusub oo Dhinaca Viisaha Mareykanka Oo Lagu Soo Rogay Dadka Kasoo Jeeda 6 Dal Oo Muslim ah

Washington 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay Shuruudo cusub oo lagu xirayo dadka doonaya viisaha ama dal ku galka ee kasoo jeeda Lix Wadan oo Muslim ah oo dadkooda laga mamnuucay in ay soo galaan gudaha Mareykanka. Aqalka Cad ayaa soo saara shuruudahan cusub ee lagu soo rogay dadka kasoo jeeda Wadamada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Haweeney Maxkamad loo saaray in Jaceylkeeda U Sahashay In Uu Galo Dalka Britain Iyo Saxaafadda Oo Aad U Hadal Haysa…

London 30. June 2017 (SDN/QJ):- Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska ayaa lasoo taagay maxkamad kutaala dalkaasi, waxaana haweeneydan loo heestaan in ay u fududeesay in Lamaanaheeda oo ajnabi ah uu tahriib ku galo dalka Britain. Beatrice Huret ayaa lasoo taagay Maxkamad waxaana dacwada loo heestay garsoorayaasha ku sheegeen in nin u dhashay dalka Iiraan ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabdho Muslimiin ah Oo Cabasho Ka Muujiyay Cunsuriyad Ay Kala Kulmeen Poland

Berlin 30. June 2017 (SDN/QJ):- Gabdho Muslimiin ah oo u dhashay dalka Jarmalka oo ciyaal iskuul ah oo Poland u tagay si ay u booqdaan goobtii uu ka dhacay xasuuqii Holocaust ayaa sheegay in dadka deegaanku ay midab takooreen intii ay safarkaas ku jireen. Booqashadan gabdhaha ayaa ahayd mid waxbarasho la xidhiidha. Gabdhahan oo ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maraykanka oo Diiday inuu Ururka Ikhwaan Almuslim Lagu Daro Liiska Ururada Argagixisada & Xukuumadda Masar oo Fashil Ku Yimid

New York 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wafti ka kooban 14 xildhibaan oo baarlamanka Masar ka tirsan ayaa ku fashilmay in ay golaha Kongareeska Maraykanka ku qanciyaan in ururka Akhwaanul-muslimiinta lagu daro liiska ururrada argagaxisada uu Maraykanku u aqoonsan yahay. Masar ayaa xildhibaannadan u dirtay Maraykanka iyada oo daba socota ballanqaad uu hore madaxweynaha Maraykanku xilligii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ruushka oo Nidar Ku Maray in aanu daawan doonin Hadii Maraykanku Farogalin Mileteri ku Sameeyo Suuriya

Moscow 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Ruushku waxa ay ku dhawaaqeen in aanay gacmaha ka laaban doonin farogelin millateri oo Maraykanku ku sameeyo fadhiisimada milateriga dalka suuriya. Wasiirka wasaaradda arimaha dibada ee Dalkaasi Ruushka Sergey Lavarof oo magaalada moosko kula hadlay warbaahnta ayaa sheegay in Dawlada Ruushku jawaab ka bixinayso hadii Maraykanku duqayn ku sameeyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dalka Qatar oo Maanta la filayo inuu Kulan Kula qaato Magaalada Istanbul Dhigiisa Turkiga

Istanbul 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka difaaca ee Dalka Qatar ayaa shalay gaadhay Wadanka Turkiga ayaa la filayaa inuu Jimcaha Maanta la kulmi doono dhigiisa Dalka Turkiga Fikri Oshiiq, sida ay baahisay wakaalada wararka ee Anadool. Booqashada Wasiirka Difaaca Qadar waxa ay ku soo beegmaysay iyadoo ay gebagebo tahay xiligii ay dalalka Khaliijku u qabteen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maraykanka oo Sucuudiga ka Dalbaday inuu Gacmihiisa Ku Soo Uruuriyo Wahaabiyada Iyo Salafiyada ay adduunka Ku faafiyeen DAAWO

Washington 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Boqortooyadda Sucuudiga ayaa ah Goobta laga soo Ikhtiraaco Ururo Diimeed Islaami ah Kuwaas oo Maanta Ku faafay Adduunka dacaladiisa. Madaxweyne Mr. Donald Trump wuxuu ku xukimay Sucuudigii; “Inay Wahaabiyaddii iyo Salafiyaddii ay adduunka ku qarqiyeen ay gacantooda ku soo ururiyaan. Lidkeedana adduunka ku faafiyaan.” Waa siduu inoo sheegay Mr.Rex […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Magaalada Matabaan oo keliya boqolkiiba 9.5 carruurta ka yar shan jirku ay haatan la il daran yihiin nafaqo-darro ba’an’’ Warbixin Diirada Saaraysa Nafaqo daro baahsan oo Caruurta Somalida haysata

Nairobi 30. June 2017 (SDN/QJ):- Daraasad ay samaysay hay’adda Save the Children ee ka shaqaysa daryeelka caruurta ayaa muujisay in ugu yaraan 20,000 oo caruur ahi halis ugu jiraan in ay ku dhintaan dalka abaarta ba’ani ku dhufatay ee Soomaaliya dhawrka bilood ee inagu soo foolka leh. Daraasaddu waxay sidoo kale muujisay in tirada caruurta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Talyaaniga oo Shaaciyey inay Joojiyeen Maraakiibta soo Badbaadisa Dadka Muhaajiriinta ah

Roma 30. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada dalka Talyaaniga ayaa sheegtay inay si rasmi ah u joojisay inay dekedaheeda ku soo xidhaan maraaiibta soo badbaadisa dadka tahriibayaasha ah ee qaaradda Yurub u soo tallaabaya. Talyaanigu waxay ku tilmaameen qulqulka tahriibayaashu inuu yahay mid aan la aqbal Karin. Wakiilada dawlada Talyaaniga u fadhiya Midowga yurub Mario Costa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Annaga oo 15-kan Xildhibaan ah Ma Jiro Mooshin aannu ka gudbinnay Maayerka degmada Gabiley..” DAAWO

Gabiley 29. June 2017 (SDN/QJ):- 15 Xildhibaan oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha degaanka degmada Gabiley, ayaa sheegay inaanay Mooshin ka dhan ah Maayerka oo qaar ka tirsan Xildhibaannadu shaaciyeen inay ka gudbiyeen aanay iyagu qayb ka ahayn ee magacyadooda lagu daray Liis aan waxba laga weydiin, isla markaana aanay ku jirin iyagu wax mooshin ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »