Home » 11:25 am Entries posted on “September, 2017”

Diyaarado Nooca Qumaatiga U Kaca Ah Oo Joog Hoose Ku Duulaya Oo Dul Heehaabayay Deegaano Somaliland Kamid Ah

Saylac 29. September 2017 (SDN/QJ):- Saddex Diyaaradood oo lagu sheegay kuwa Qumaatiga u kaca, ayaa Habeen hore illaa Shalay Waaberigii dul-heehaabayey deegaannada hoos taga Degmada Lughaya Gobolka AWDAL.   Waxaana xoguhu noo sheegeen in diyaaradahan la arkay Abbaaro 11-kii habeenimo, halka mar kalena la arkay Salaaddii Subax ka dib, iyagoo joog hoose ku duulaya, taasina […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wafti Ka Socda Dawlada Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay Oo Xogo Laga Helay

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Warar aan helayno kana helayno madaxtooyada Somaliland ayaa waxay sheegayaan in shalay galab ay dalka Somaliland soo gaadheen wafti balaadhan oo ka socda dawlada Itoobiya.   Waxaana waftigan ka socda dawlada Itoobiya ee shalay galab dalka soo gaadhay hogaaminaya safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya dalka Masar Maxamed Dirir,waxaana sidoo kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidammada Booliiska Boorama Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay, Dad Rayid Ah Oo Isku Dayey Inay Sharciga Gacmahooda Ku Fushadaan

Boorama 29. September 2017 (SDN/QJ):- Saddex Qof oo midkood Askari Booliis ah yahay, ayaa ku dhaawacmay Iska Hor-imaad Shalay Subaxdii hore ka dhacay Magaalada Boorama, kaasi oo u dhexeeyay Ciidammada Booliiska iyo Dablay diiddanaa in la dhiso Dhul muran ka taagan yahay oo Magaaladaa ku yaalla. Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka AWDAL, ayaa Warbaahinta u sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weftigii Kowaad ee Ka Socda Qaramada Midoobay oo Booqanaya Gobolka ay ku dhaqan yihiin Qoomiyada Rohinga ee Dalka Myanmar

Myanmar 29. September 2017 (SDN/QJ):- Wefdi kasocda Haayada Qaramada Midoobay ayaa markii ugu Horaysay gaadhay Gobolka Rohinga ee Dalka Mayan-maar iyadoo halkaasi ay ka baro kaceen dad lagu Qiyaasay wax ka badan Afar Boqol oo kun, kuwaasoo u Gudbay dhanka Dalka Bangaala-dheesh. Wefdigan oo ay weheliyaan Saraakiil ka socota dalkaasi ayaa u kuur gali doona […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Kurdistan oo Raysal Wasaaraha Ciraaq ugu Baaqay inuu u Hogaansamo Rabitaanka aftidii Shacab ee Gooni isu taagooda

Baghdad 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamul goboleedka Kurdistan Mr Mascuud Barzani ayaa ugu baaqay Ra’iisal wasaaraha Ciraaq iyo Xukuumadiisa in ay Ictiraafaan Aftida Dadweynaha Kurdiyiinta Ku muujiyeen Rabitaankoda Gooni’ugosadka ah. Mr Mascuud Barzani Waxaa uu intaasi ku daray inay wada hadal Diyaar u yihiin Madaxda Kurdiyiintu iyadoo la qadarinaayo Rabitaanka Malaayiinta Kurdiyinta ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sawir Laga Sheegay Muuqaalka Wiilkii Nabi Maxamed NNKHA Awowga U Ahaa Ee Xuseen Binu Cali Oo Doodo Iyo Buuq Ka Dhex Dhaliyey Shiicada Iyo Sunniga Dalka Lubnaan!!

Beirut, 29. September 2017 (SDN/QJ):-Doodo badan iyo buuq ayaa ka dhashay gudaha waddankaasi Lubnaan gaar ahaan dadka shiicada iyo sunniga ah kadib markii si weyn baraha xidhiidhka Bulshada ee Internetka loogu faafiyey sawirro ay soo saareen Ururka Xizbullah oo dhawaan xus diimeed gaar ah oo ay u dabbaal dagayeen dadka shiicada ahi ku baahiyey sawir […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Donald Trump oo Iftiimiyey Qorshe uu isbedel ku samaynayo oo la Xidhiidha Cashuuraha Maraykanka & Cida uu dan u yahay

Washington 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in qorshaha isbeddelka loogu sameynayo canshuurta Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga ay soo bandhigeen uu yahay naxariis u timid dadka dabaqadda dhexe. Trump ayaa qorshahan shaaca ka qaaday isaga oo kumanaan qof kula hadlayey magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana, halkaasi oo uu ka sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Hindiya oo Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ka soo Iibsanaysa Maraykanka & Qorshaha ay u rabto

Delhi 29. September 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Wadanka Hindiya ayaa Damacsan inay Maraykanka ka Iibsato Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones’ka si ay ula Socdaan dhaq-dhaqaaqa Milatari ee u  Shiinuhu ka wado Badweynta Hindiya. Diyaaradahan ay Hindiya ka Iibsanayso Maraykanka oo tiradooda lagu qiyaasay 24 midh oo wata Xaruumahii laga hagayay ayaa bishii june […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogo run ah oo Suurto gal ay tahay in aanada uga aqoon dalka Iyo Dadka Faransiiska

Paris 29. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Huffington Post qaybtiisa afcarabiga ku soo  baxda ayaa qormadan oo uu Wargayska Geeska Afrika afsoomaali u rogay waxa uu ku soo bandhigay xaqiiqooyin la xidhiidha dalka Faransiiska, oo aanay ka warqabin inta badan ee dalalka dunida iyo xitaa dad badan oo Faransiiska gudihiisa ku nool. –  Magaalada Baariis oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weli ma is weydiisay Sababta Xiliga farxada badan & Wakhtiga Murugada ee Qofku Ilmeeyo Xidhiidhka ka dhexeeya?

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- In badan ayaa aynu aragnaa qosol indhaha ilmo ka keena, ama war farxad leh oo bishaaradiisu kaa oohisay, laakiin waxaa laga yaabaa in aynaan aad isu weydiin sababta keentay in ilmada oo aynu ku ogeyn in ay murugada iyo cadhada xidhiidh la’ leedahay ay markan farxaddiina sababto ilmo. warkan oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »