Home » 7:55 pm Entries posted on “September, 2017”

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani Fariin adag oo Digniin ah u Diray DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Fariin digniin ah waxa uu u Diray Labada Xisbi Qaran ee Kulmiye Iyo Waddani. Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Madaxda sare ee Labadaas Xisbi ku booriyey inay u hogaansamamaan Sharciga dalka u Yaala,hadalka Gudoomiyaha ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dardaaran uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Faraqa ugu Guntay Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Dhawaan Sheegay inuu ka Baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa shalay si rasmi ah waxa uu dib ula Midoobay Xisbigiisii hore ee Kulmiye. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa ka sheekeeyay sababaha keenay inuu dib ugu noqdo Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye waxaa kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Somaliland u yimid si uu kaalin uga qaato Ololaha Doorashada Madaxtooyadda ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda,Madax dhaqameedyo Iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa Dalka ku soo dhaweeyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo haatan ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan oo iska fogeeyay eedo uga Yimid Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani DAAWO

Burco 29. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan’’ ayaa kormeer ku soo maray Suuq weyn oo ganacsi oo Xukuumadda Somaliland ka hirgalinayso Magaaladda Burco.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xarun lagu Cabirayo araga wadayaasha Gaadiidka oo laga Hirgaliyey Caasimadda Somaliland ee hargaysa DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta ayaa hirgelisay Xarun lagu Cabirayo araga wadayaasha Gaadiidka dalka iyadoo munaasibadii Xadhiga lagaga jarayay ay ka qayb galeen wasiirul dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo mas’uuliyiin ka socday xukuumadda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Urur ay ku Midaysan yihiin Telefishanada ka hawl gala Somaliland oo Shaaciyey inay qabanayaan Dood u dhaxaysa Sadexda Murashax Madaxweyne DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Urur ay ku bahoobeen Telefishanada ka hawl gala Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay qaban qaabinayaan dood ay ku kulansiinayaan sadexda murashax madaxweyne ee Xisbiyada Ucid,Kulmiye iyo Waddani, https://www.youtube.com/watch?v=wfEVQ8Eg5sA

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka amaanka ee dawlada Federaalka Somalia oo Ku Hanjabay inuu Is Casili doono Hadii aan….. DAAWO

Muqdisho 29. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka amniga ee Xukuumadda Federaalka Somalia Mudane Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa walaac xoogan ka Muujiyey Xaalada amaan ee Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somalia.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maareeyaha cusub ee Hay’ada Xidhiidhka Raashinka oo Xilkii Kala Wareegay Maareeyihii Hore DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Maareeyahii Hore ee    Hay’adda Xidhiidhka Raashinka Siciid Xasan Cabdilaahi  iyo Mareeyaha Cusub ee Dhawaan Hayadaasi loo Magacaabay Cali Diiriye Axmed, ayaa si Rasmi ah Xilkaasi ula kala Wareegay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Magaalo Xeebeedka Berbera ka Furtay 40 Xafiis & Fariin Loo Diray Xisbiga Waddani DAAWO

Berbera 29. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa ilaa 40 Xafiis waxa uu ka furtay Magaalo Xeebeedka Berbera waxaana Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye la hadlay Madaxda Xisbiga Kulmiye ee Gobolkaas.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Sheegay Inay Toddobaad Walba Gobolka Sanaag Ku Qabtaan, Dhallinyaro Hargeysa & Burco Ka Ambo-baxay

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa ka dayriyey Tirada Dhallinyarada Reer Somaliland ee Dalka ka Tahriibaya oo ay sheegeen inay aad u korodhay bilihii u dambeeyay. Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland ee Gobolka Sanaag Gaashaanle Siciid Cige, ayaa sheegay inay aad u soo kordhayaan Dhallinyarada ka Tahriibaya Magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan Hargeysa, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »