Home » 3:51 pm Entries posted on “October, 2017”

Xisbiga Ucid oo Maanta Wacdaro ka Dhigay Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaaladda Hargaysa & Nuxurka Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 30. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo ay maanta ahayd maalintiisii afraad ee isu soo baxa ololaha doorashada madaxtooyadda ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka ku soo bandhigay isu soo bax balaadhan isla markaana ay ku muujinayaan ololahooda ku waajahan doorashadda madaxtooyadda. Fagaaraha beerta xoriyada ee magaalada Hargeysa waxa taageerayaasha xisbigaasi kala qayb […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hooyo Ku Dhex Umushay Diyaarad ay Jubba Airways leedahay oo Hargeysa Ka Kacday iyadoo Hawada Ku Jirta!!

Hawada 30. October 2017 (SDN/QJ):-Waxay ahayd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf-hurnimo, ka dib markii Haweeney ku dul Umushay Diyaaradda Jubba Airways xilli ay ku jirtay Duullimaadkeedii caadiga ahaa Axaddii shalay, kuna maraysay hawada sare ee dalka Itoobiya. Diyaaradda oo ka duushay magaalada Hargeysa, kuna jeedday Muqdisho, duullimaadkeeduna ahaa illaa magaalada Nairobi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxay Soo Kordhin Kartaa Shaqo Ka Caydhinta Taliyeyaashii Booliska iyo Sirdoonka Soomaaliya Saacid iyo Sanbalooshe? Warbixin

Muqdisho 30. October 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Muqdisho ayaa maarkii labaad aragtay qarax kale oo dad badan ay ku dhinteen laba isbuuc gudahood. Qaraxaasi oo dhacay Sabtidii ayaa waxa ku dhimatay ugu yaraan 27 qof. Qaraxaas ka dib golaha wasiirada Soomaaliya ayaa shaqada ka ceyriyay taliyayaasha ciidamada nabad sugidda iyo booliska. Faa’idada Shaqa ka eryidda Saraakiisha Ammaanka; […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Hadallo Xanafta Leh Oo Is-barkiyay Murashaxiinta Kulmiye Iyo Waddani Iyo Weliba Sababta uu u Ololayn Waayay DAAWO

Hargaysa 29. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa si adag waxa uu uga hadlay hadalada xanafta leh ee ay warbaahinta isku waydaarsadaan murrashaxxiinta xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI,waxaana uu sidoo kale ka hadlay sababta uu ugu ololayn waayay xisbiga KULMIYE.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Mujaahidiintaa Dalkan u Shihiiday ee uu ka Hadlayey Muuse Biixi Ifkaba Colbay Ku Ahaayeen” Siyaasi Abiib Timacad DAAWO

Berbera 29. October 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ka mid ah Madaxda xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku eedeeyey Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi inuu qayb ka yahay boobka hantida dadweynaha, isla markaana xukuumada Kulmiye ay badhkiisa siiso marka ay iibiso hantida ummadda ee dekeda Berbera ka midka tahay. Mujaahid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Magaaladda Saylac & Jiido la Xidhiidha ku Maray Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Saylac 29. October 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta Gaadhay Xarunta gobolka Salal ee Magaaladda Saylac iyo Jiido kale oo ka Tirsan Gobolkaas. Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga Waddani ayaa Khudbado kala duwan waxa uu u Jeediyey Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan Ahaa Wasiirkii Diiday Dekedda Iyo Madaarka Berbera Ee Saldhiga Laga Dhigayo,” Maxamed Biixi Yoonis DAAWO

Berbera 29. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii arrimaha dibadda xukumadda Siilaanyo haddana ka mid ah xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in xisbiga Waddani soo celinayo hantida dadweynaha ee xukumadda Kulmiye iibisay. Waxa uu sheegay in uu diiday in dekedda iyo madaarka Berbera la wareejiyo xilligii uu ahaa wasiirka arrima dibadda isaga oo sida oo kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Aniga Caruurtaydu Waxay Dhigtaan Dugsiyadda Somaliland, Waxaan Anigu Labada Musharax ee Waddani Iyo Ucid kaga Duwanahay….’’ Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 29. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay in Caruurta uu dhalay ay wax ka bartaan Dugsiyadda Somaliland. Hadalkan Gudoomiye Muuse Biixi ayaa ah Fariin uu u Dirayo Murashixiinta Dhigiisa ah ee Xisbiyadda Waddani Iyo Ucid oo Qoysaskoodu degen Yihiin Qaarada Yurub. Dhanka Kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ballaadhan Oo Ka Socday Hay’adda Nabadda ee Dalka Yemen SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 29. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti sarre oo ka socday hay’adda nabadda iyo isdhex-galka bulshada ee dalka yemen, waftigani ayaa madaxweynaha Somaliland, uga yimid sidii wanaagsanayd ee ay xukuumadda iyo shacbiga Somaliland usoo dhaweeyeen qaxoontigii ka yimi dalka yemen ee soo gaadhay Somaliland, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Anigu Qoladan Kulmiye Jacayl badan uma Qabo Laakiin Dantaydii & Qaranimadaydii ayaa Gashay,Muuse Biixina Mid ayaan Ku Ogahay.…’’ Ex Wasiir C.laahi Max’ed Ducaale DAAWO

Boorama 29. October 2017 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale u qaabilsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa markii ugu horraysay si farshaxannimo leh u sharraxay kartida iyo awoodda hoggaamineed ee murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi. Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo Shalay ka hadlay madal ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »