Home » 12:01 pm Entries posted on “October, 2017”

Barnaamijka Maalinta Afraad ee Ololaha Kulmiye ee Somaliland & Khudbadihii Masuuliyiinta kala duwan DAAWO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijka Ololaha maalinta afraad ee Xisbil-xaakimka Kulmiye ee Caasimadda iyo gobollada iyo degmooyinka Somaliland ee Maanta Taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbigaasi oogeen. Waxaannu Barnaamijkaas Warbaahinta Kulmiye ka diyaariyeen maanta ololohooda dharaarta afraad ama wareegga afraad galay, idiinku soo gudbinaynaa siduu u dhacay iyo Khudbadaha kala duwan ee Masuuliyiinta iyo Siyaasiyiinta Xisbigaasi Taageerayaashooda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Maanta Olole Balaadhan oo Taageero Muujin ah Ka Sameeyay Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL ahna musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga kulmiye Md: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaasi ayaa kala qayb galay taageerayaasha xisbiga kulmiye isu soo baxa ololaha doorashada madaxtooyada ee magaalada Hargeysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Maalintiisii 4aad ee Ololaha Doorashadda Wacdaro ka Dhigay Gobolada Somaliland

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Maanta Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka dalka ku soo bandhigay ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee qabsoomi doonta 13-ka bisha November ee sannadkan. Ololaha xisbiga Kulmiye oo galay wareegiisii 4aad ayaa waxaa taageerayaasha dareenkooda la wadaagay hogaanka Xisbiga iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda. Gudoomiyaha Xisbiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shacabka Hargeysa oo Mar kale soo Bandhigay Cududdooda Taageerada Kulmiye Maalintii Afraad ee Ololihiisa – Warbixin SAWIRO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa mar kale soo bandhigay cuddudooda taageerada ay u hayaan xisbiga KULMIYE oo maanta taageerayaashiisu isu soo baxyo miisaan leh ka sameeyeen guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka maalintii afraad ee ololaha xisbiga. Kumanaan qof oo ka mid ah dadweynaha taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Siyaasadda Xisbiga Kulmiye Waxay ku dhisan tahay Qaybi oo Xukun Halka Siyaasadda Xisbiga Waddani uu Ku shaqeeyo Midee oo Xukun’’ Wasiirkii Hore ee Khayraadka Biyaha DAAWO

Ceerigaabo 30. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Gaadhay Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaaladda Ceerigaabo. Siyaasi Baashe Cali Jaamac waxa uu si adag u dhaliilay siyaasadda uu Xisbiga Kulmiye ku maamulayo Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaasi waa Dacaayad ee UCID Lacagtuba kama Dhammaato…” Wasiir Caddami oo Mucaaradka ku Bogaadiyey Sadaqo-siinta Dan-yarta DAAWO

Ceerigaabo 30. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaanndhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo Wefti uu hoggaaminayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani ku ammaanay inay maalmohoodii ololaha doorashada Madaxtooyada ay u lahaayeen joojiyeen durbaankii iyo isu-soobaxa, isla markaana ku beddeleen inay Sadaqo siiyaan Dadka Masaakiinta ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta si adag u Weeraray Murashixiinta Dhigiisa ah ee Kulmiye Iyo Waddani DAAWO

Hargaysa 30. October 2017 (SDN/QJ):-Musharraxa xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta fagaaraha beerta xorriyadda magaalada Hargeysa kula hadlaayay taageerayaashiisa ayaa yidhi; Xisbiga Caddaaladda iyio Daryeelka ee Mucaaridka  UCID, ayaa guud ahaan Somaliland ka sameeyey maalintiisii 4aad ee ololaha doorashadda Madaxtooyadda Somaliland, waxaana Shalay Murashaxiinta doorashadda Madaxtooyadda iyo Madaxda ugu saraysa Xisbiga UCID oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi C.laahi Maxamed Ducaale oo Iftiimiyey Sababaha uu Ku Taageeray Murashax Muuse Biixi & Halka ay Marayso Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee arrimaha Dibadda C/laahi Maxamed Ducaale, ee Xukuumadii Madaxweyne Riyaale oo Wareysi ka bixiyay Sababaha uu u taageeray Musharaxnimada Muuse Biixi Cabdi.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Fariin u Diray Taageerayaashiisa Degmooyinka Caasimaddu ka Kooban Tahay Iyadoo Beri uu Xisbiga Kulmiye Gelayo Wareegii 4aad ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 30. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Guddida Ololaha doorashadda ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodi Jeex Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa Fariin u diray Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Caasimadda Hargaysa inay Maalinta Beri ah oo Salaasa ah Isla markaana noqonaysa Wareegii afaraad ee Ololaha Doorashada Madaxtooyadu inay Degmooyinka Caasimaddu isugu Yimaadaan Fagaaraha Beerta Xoriyadda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Natiijada Doorashadii Ku Celiska ahayd ee Kenya oo Lagu Dhawaaqay iyo Madaxweyne  Uhuru Uhuru Keyatta oo Ku Guulaystay 98%

Nairobi 30. October 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya, Wafula Chebukati, ayaa ku dhowaaqay in madaxweynaha Kenya ee xilligan talada haya ee Uhuru Kenya uu ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee Khamiistii aynu soo dhaafnay ka dhacday waddankaasi. Chebukati oo xarunta doorashada ka akhriyey natiijooyinka doorashada ayaa sheegay in madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen loo doortay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »