Home » 4:12 am Entries posted on “February, 2022”

Mareykanka oo xanibaya cidii carqaladeysa Dimuqraadiyada Soomaaliya

Washington (QJ) – Wasaarada arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay iney xayiraad dhinaca socdaalka ah saarayaan kuwa uu ku sheegay iney carqaladeynayaan hanaanka dimuqraadiyada Somalia. Xogahayaha arrimada dibeda ee Mareykanka Anthony Blinken oo warkan soo saaray ayaan sheegin Magacyada shaqsiyaadka la saarayo xanibaada balse waxaa uu xusay iney ka go’an tahay taageerida nabada iyo dimoqraadiyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wakiilada JSL ayaa Maanta Go’aan qaylo dhaan ah ka soo saaray Xaalada Ba’an ee Abaaraha ee dalku galay

Hargeysa (QJ) – Ka dib doodii Goluhu Shalay ka yeeshay Xaalada guud ee dalku ku jiro gaar ahaana Abaaraha ayaa Maanta kulan doodaas lagu soo ururinayo waxa yeeshay Gudida Hawlaha Golaha (Business Committee) oo ka kooban shirgudoonka iyo Gudoomiyaayasha Gudi hoosaadyada Golaha. Kulankoodaas ka dibna Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo Gudoominayay ayaa Gole weynaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Duqii hore ee magaalada Burco oo Muuse Biixi u qabtay shan cisho in uu wax uga qabto Abaaraha

Hargeysa (QJ) – Duqii horee ee Burco Muraad ayaa ka hadlay abaaraha baan ee dalka jira madaxweyne Biixina fariin u diray.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Heshiis Maanta dhex-maray shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland

Hargeysa (QJ) – Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta oo maanta heshiis taariikhi ah la saxeexday shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland. Heshiiskan oo nuxurkiisu yahay wadaaga lahaanshaha xadhiga internet-ka ee fiber-ka oo ay shirkadda Somcable gaar u lahayd in ka badan 10 sanno, iyada oo dibad joog ay ka ahaayeen shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka ugu waa wayn ee Telesom iyo Somtel. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fanaanada Xaliimo Gobaad Oo Guursatay Ka Dibna Fankii Ka Toobad Keentay

Stockholm (QJ) – Fanaanada da’da yar ee Xaliimo Gobaad ayaa dhawaan shaacisay in ay fankii isaga baxday, sida ay bogeeda Facebook ku shaacisay. Fanaanada ayaa goaanka gaartaya ka dib kolkii ay dhawaan Sweden ku aqalgashay. Bismilah: Aniga oo ah XALIIMA GOOBAAD MARKAAN ARKAY ADUUNKAAN IN UU YAHAY MAALMO MARKAAN XASUUSTAY XADIISKII N.M. CaleyHi salaatu wasalaam […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UK announces additional drought support to Somalia

Muqdisho (QJ) – The UK’s Special Envoy for Famine Prevention and Humanitarian Affairs, Nick Dyer, visited Somalia this week to call for a concerted effort to prevent millions of people losing their lives to the threat of famine. While in Somalia, Mr. Dyer announced an additional $8 million (£5.5 million) package of UK support to […]

Posted in news in English | Read More »

Gollaha Wakiilada: Wasiirka Qorsheyntu dhegaha ayuu naga fureystay

Hargeysa (QJ)- Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada, iyaddoo ka duulaysa Waajibaadkeedaa ku xusan Dastuurka Qaranka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Golaha Wakiilada, waxay tiraba afar warqadood oo sumadoodu kala ahaayeen GW/G/01/116/2021, kuna taariikhaysnayd 23/11/2021, GW/G/01/136/2021, kuna taariikhaysnayd 26/12/2021 iyo GW/G/01/116/2021, kuna taariikhaysnayd 30/01/2022 u qortay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka. Sidoo kale waxa laba […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY FADHIGA GOLAHA NABADDA IYO AMMAANKA EE SHIR-MADEXEEDKA MIDOWGA AFRIKA

Addis Ababa (QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ku soo bandhigayey warbixin ku saabsan xaaladda guud ee nabadda iyo amniga Qaaradda Afrika.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabadh ka cabatay Mushar la’aan ka jirta Cisbitaalka Guud ee Hargeysa

Hargeysa (QJ) – Gabar mudo dheer bilaa Mushahar kaga shaqeynaysay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, balse ka tagtay kadib markii ay wayday cid u garowda. Aamina Habbane oo aheyd Kalkaaliye Caafimaad ayaa  sheekadeedan kusoo qortay barteeda Facebook. Halkan ka akhriso qoraalka ay faafisay Aamina: “Bishii Ina dhaaftay horaanteedi waxaan ka tagay shaqadii aan ka Hayay H.G.Hospital waxaan ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudida Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban Ee Soomaliya Oo Go,Aan Ka Soo Saaray Kuraas Hore Gudidan U Hakisay

Muqadishu Jimce February 4, 2022 (QJ) Gudida xalinta khilaafka doorashooyinka Soomalia yaa go,aan ka soo saaray kuraasta sumadoodu tahay Hop 201 Hop 209 Hop 211 oo deegaan doorashadoodu tahay gobalada waqooyi Somaliland Gaar ahaa gobalka Awdal. Gudidan ayaa hore u qabtay cabasho ka soo noqotay kurastan habkii loo maray doorashooda baarisna ku sameeyey waxyaabihii ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »