Home » 2:35 am Entries posted on “May, 2022”

Madaxweyne Biixi oo Marwo Fowsiya Aadan dhaleeceeyay

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in masuuliyiin ka soo jeeda Somaliland ay xilal u doontaan Muqdisho. Madaxweynaha Somaliland oo hadal ka jeedinayey xaflad ka dhacday Jaamacada Hargeysa oo ku saabsaneyd barashada dastuurka ayaa si gaar ah u duray musharaxada ka soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharax Ciro: Muuse Biixi waxa uu laalay doorashooyinkii dalka

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa baarid gelyay khilaaf hogaan oo ka dhex aloosan Guddida Doorashada Somaliland, taas oo loo fasirtay qorshe dib loogu dhigayo doorashooyinka Madaxweynaha ee November. Guddida Doorashada Somaliland ayaa bishii April xilkii ka qaaday Gudoomiye Riyoraac isla markaana doortay Kaltuun. Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Wadani iyo UCID ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AU Press Statement on the attack by Al Shabaab against ATMIS

ADDIS ABABA -The Peace and Security Council (PSC) of the African Union (AU) at its 1081st meeting held on 4 May 2022, was briefed on the attack by Al Shabaab against a Forward Operating Base (FOB) of the AU Transition Mission in Somalia (ATMIS) in Middle Shabele region, south west of Mogadishu, on 3 May […]

Posted in news in English | Read More »

Maayir Mooge oo gudi jawaab ah u saaray dib u dhiska suuqa Waaheen

Hargeysa (SD) – Duqa magaalada Hargeysa Cabdikarim Axmed Mooge ayaa ugu danbeyntii ka jawaabay faro gelintii Madaxweyne Biixi ku hayay hawlaha Suuqa Waaheen. Duqa Caasimada Hargeysa oo ka jawaabayay gudi damacsan la wareegida hawlaha Suuqa Waaheen ayaa dhankiisa ka magaacabay Guddi ka arrimisa hawlaha Suuqa Waaheen. Halkan hoose ka akhri Wareegtada Duqa Hargeysa uu ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

𝐆𝐨𝐥𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐧, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨, Ma ina gaadhsiinayaan waddadii aqoonsiga ama dawlad casri ah?

Dhibaatada ay dadkaygu soo mareen in ka badan saddex jiil oo ay la tiicayeen gumaysi, dawlad-xumo, digtaytar xasuuqa, dayac iyo qaxoonti dunida daafaheeda ku kala filiqay, waxay ku dhaxalsiinaysaa xusuus xanuun badan, soojireen walbahaar leh oo aan ku faraxgelinayn iyo mustaqbal aan caddayn geeddigu halka uu saldhigan doono, iyada oo aanan weli hubin in wiilkayga […]

Posted in Features | Read More »

Xukuumada Muuse Biixi oo gudi u magacaabay qorshaha dhismaha suuqyada dalka

Hargeysa (QJ) – Wasiirka Hawlaha Guud ee xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa la wareegtay hawlaha dib u dhiska Suuqa Waaheen ee dahawaan dabku burburiyay. Wareegto sharciga baalmarsan oo uu soo saaray Wasiirka Hawlaha Guud Cabdilaahi Abokor ayuu ku magaacabay gudi uu sheegay in ay hawshan ka shaqeyn doonaan, wasiirku ma sheegin hanaanka lagu soo xulay ragan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha Wadani oo ka hadlay xaalada guud ee Saxaafada Somaliland

Hargeysa (SD) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Xirsi Xaaji Xasan ayaa munaasibada 3da May ee saxaafada caalamka awgeed uga hadlay xaaladaha adag ee ay suxuufiyiinta Somaliland haatan ku shaqeynayaan. Guddoomiyaha Wadani ayaa sidoo kale Xukuumada ugu baaqay in ay wax ka bedeshao sida ay ula macaamisho saxaafada isla markaana ay sii deyso sadex suxuufi oo haatan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaarada Beeraha oo ka muquuratay habkii loo dilay Marxuumad ka mid aheyd Shaqaalahooda

Hargeysa (QJ) – Wasaaarada Beeraha Somaliland ayaa ka gaabsatay in ay sheegto qaabkii magaalada Hargeysa loogu dilay mid ka mid ah shaqaalaha Wasaarada. Najma Cabdilaahi Maykal oo uu Hargeysa ku dilay gacan ku dhiigle ka mid ah ciidanka dawlada Somaliland oo iminka gacanta lagu hayo. Tacsi ay Wasaaarada Beeraha ku baahisay bogeeda Facebook gayay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxii Hore ee BBCda oo dalbaday in la sii daayo suxuufiyiin Hargeysa ku xiran

Muqdishu (QJ) – Madaxii hire ee Iddaacada BBCda laanteeda afka Soomaaliga Yusuuf Garaad Cumar ayaa ugu baaqay dawlada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi in ay sii deyso weriyeyaasha sharci darada Hargeysa ugu xiran. Yuusuf Garaad Cumar ayaa sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bogesiisa Facebook. “Arrimaha u gaarka ah Soomaaliland ma jecli in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Fidriga.

Hargeysa-01-05-2022-(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta islaamka, gaar ahaanna bulshada reer Somaliland ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidal-fidriga oo maalinta berri ah ku beegan. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu umadda Islaamka iyo guud ahaanba shucuubta islaamka ugu hambalyeeyey munaasibadda farxadda Ciidal-fidriga, waxana uu ugu baaqay inay isu naxariistaan, kuwooda baahan gacan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »