Home » 7:27 am Entries posted on “September, 2023”

Dawlada UK oo lacago Malaayin ah ugu deeqday ciidamada Soomaaliya

Muqdisho September 20, 2023 (SD) – UK ayaa ku dhawaaqday in ay lacag dhan 5 Milyan oo Giniga Istarliinka ah ku taageereyso ciidamada ammaanka Soomaaliya, taasoo loogu talagalay in lagu xoojiyo dadaallada ay wadaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay gacan ka siineyso xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada Soomaaliya ee UNSOS. Lacagtan cusub ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaar ka mid ah Dhaqanka iyo Ganacsatada Garxajis ee loo adeegsanayo kala furfurka Jabhada Gacan-Libaax oo la ogaaday

Hargeysa September 18, 2023 (QJ) – Waxa fashil ku dhamaaday qorshihii hoosaasinta ahaa ee lagu kala dirayay Jabhada Buurta Gacan-Libaax ee Muuse Biixi iyo HEEGO ka seexan waayeen bilihii ina dhaafay. Qorshahan oo ay aduun ku bixinayeen Ganacsato ka soo kala jeeda Beelaha Somaliland ayaa hadana waxa juhdiga iyo aduunka ugu badan ku bixinayay kuwa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa ka Jira in Ganacsato isku degaan ah lagu beegsaday Dabkii Suuqii Wajaale

Hargeysa September 17, 2023 (QJ) – Dabkii dhawaan burburiyay qeybo ka mid ah suuqa Wajaale ee dhaca xadka Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxa ka soo baxaya war naxdin leh balse la filaayay. Sida ay noogu soo warameen qaar ka mid ah ganacsatada xoolahoodu ku shuf beeleen dabkii dhawaan qabsaday suuqa Wajaale, dabka ayaa burburiyay hantida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Africa ee ATMIS oo wareejinaya saldhigyo hor leh

Muqdisho September 17, 2023 (QJ) – Ciidamada Afrika ee ATMIS ayaa maanta bilaabay wajigii labaad ee ka bixitaanka ciidamadooda Soomaaliya. ATMIS ayaa saldhig ay ku laheyd degmada Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe ku wareejisay ciidamda Soomaaliya, halkaasoo fariisin u ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana horay gacanta ugu hayay ciidamada Burundi. Taliyaha ciidamada ATMIS ee ku sugan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefdi ka socda Dawlada Dhexe oo booqday Laascaanood

Maanta waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno. Xubnihii ka socday Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka, Jaamac Xasan Khaliif, Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka, C/llaahi Xaaji Timacadde, Xildhibaan Bashiir Ameeriko, Xildhibaan Cali […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaano Qarax lagu weeraray

Muqdisho September 15,2023(QJ)-Qarax gaari oo lala beegsaday mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac deegaanka Laas-Gacamey oo u dhaxeeya magaalooyinka Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dadka deegaanka Wisil oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid culus, islamarkaana uu ka dhacay goob ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qarax lala beegsaday xero ciidan oo Deyniile ku taal

Muqdisho September 13,2023(QJ)-Qarax gaari loo adeegsaday ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan Millateriga ka tirsan Booliska Milateriga ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Sida ay sheegayaan wararka gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay leeyihiin ciidamada milateriga oo lagu magacaabo “Siisii”, gaar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharixiinta Xilka Madaxweyne ee Koonfur Galbeed oo dalbaday Doorasho

Nairobi September 13, 2023 (QJ) – Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gaba gabeeyay shir socday muddo saddex maalmood ah oo ay ka qeyb galeen musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka ayaa sidoo kale waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin kale oo dalka caan ka ah. War murtiyeed laga soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ganacsatada Somaliland oo cabsi soo wejahday awgeed ilaalo qoranaya

Hargeysa September 13, 2023 (QJ) Ganacsatada Somaliland ayaa la sheegay in ay soo wejahday cabsi amni ka dib kolkii ay soo baxday in maalinba maalinta ka danbeysa ay kala danbeyntii meesha ka sii baxeyso. Ciidamada amaanka Somaliland ayaa intii ka danbeysay dagaalkii looga guuleystay ee Laascaanood iyo Jabhada Gacan-Libaax waxa gacantooda ka sii baxeysa sugida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SSC-Khaatumo oo golle Fulineed ku dhawaaqday

Laascaanood September 13, 2023 (QJ) – Hogaamiyaha Golaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa magacaabay Xubnaha Golaha Maamulka SSC-Khaatumo, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa. Magacaabida oo lagu sameeyay digreeto, ayaa qeexaya shahaadooyinka, aqoonta, iyo waajibaadka looga baahan yahay jago kasta. Wareegtada ayaa lagu sheegay in xilalka la magacaabay. ee9-ka xubnood ee Golaha Maamulka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »