Home » 6:44 pm Entries posted on “September, 2023”

Wakiilada oo ansixiyay xeerka wax ka bedelka Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa September 30, 2023 (QJ) -Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay wax ka bedelka xeerka doorashooyinka ee khuseeya doorashooyinka madaxtooyada, deegaanka iyo golaha wakiilada. Xildhibaan C/naasir Qodax oo ka mid ah guddiga loo xil saaray wax ka bedelka sharciga doorashooyinka ayaa golaha horgeeyay qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ee lagu ansixiyay, kuwaasi oo aan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UNHCR: At least 2,500 immigrants died or were missing while trying to reach Europe

NY September 30, 2023 (QJ) – Over 2,500 migrants have died or gone missing while attempting to cross the Mediterranean Sea into Europe so far in 2023, according to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR). “As of September 24, over 2,500 have died or gone missing this year alone,” said Ruven Menikdiwela, the head […]

Posted in news in English | Read More »

QM oo aqbalay dalabka joogida ATMIS

NY September 29, 2023 (QJ)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka jawaabay codsigii uga yimid dowladda Soomaaliya ee ahaa in lagu kordhiyo 3,000 oo ka mid ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), kaasoo markii hore lagu waday inuu dhammaanayo dhammaadka bisha September. Qoraal uu soo saaray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ethiopian forces clash with Somali troops in Doolow Somalia

Doolow September 26, 2023 (QJ) -News coming from the town of Doolow in Gedo region reports that a conflict erupted today involving troops from the Somali government and Ethiopian forces who entered the town. According to local sources, the conflict began after Ethiopian troops entered several key locations within Doolow, and residents of these areas […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland’s Economy plumets following Las Anod eviction

Hargeisa September 26, 2023 (QJ)-Somaliland’s Minister of Finance, Sa’ad Cali Shire, has stated that the economy of Somaliland has been severely affected, especially since the two of the enclave’s main markets burned down and the beginning of conflicts in the Sool region. During a meeting with the Economic Committee of the Somaliland House of Representatives, […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliland oo wejeheysa dhaqaale burbur dagaalkii Sool dabadii

Hargeysa September 26, 2023 (QJ) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in dhaqaalaha Somaliland uu si weyn u saameeyey, gaar ahaan tan iyo markii ay gubteen labadii Suuq ee ugu waaweynaa , isla markaana ay bilowdeen colaadaha gobolka Sool. Wasiir Shire oo kulan la qaatay guddiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo galay Degmeda Dooloow iyo dagaal halkaa ka dhacay

Dooloow Septe,ber 26, 2023 (QJ) -Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in maanta halkaasi uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo gudaha u galay degmadaasi. Sida xogta aan kuhelayno dagaalka ayaa bilowday kadib markii ciidamada Itoobiya ay galeen dhowr goob […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waddani oo Muuse Biixi ku eedeeyay dagaalada Ceelafweyn iyo Cali Sahid

Hargeysa Sepember 24, 2023 (QJ) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanada Ceelafwayn iyo Cali Saahid, waxaanu xukuumadda Muuse Biixi uu ku eedeeyay inay  hay’adaha amnigu fashilmeen. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbigaasi Maxamuud Aadan Jaamac “Galaal” ayaa sheegay in loo baahan yahay in Xukuumaddu si deg deg ah u geyso […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

A court in Puntland convicts Al Shabaab members on terrorism

Garoowe September 24, 2023 (QJ) – A Military Court of Puntland, responsible for handling serious crimes, in Galkacyo, has today handed down heavy sentences to three men accused of being associated with Al-Shabaab. The court’s decisions came after it reviewed the cases of the three accused individuals with their defense. Abdikadir Abukar Sheikh Mohamed, aged 29, […]

Posted in news in English | Read More »

Muuse Biixi oo in Somaliland iyo Soomaaliya la mideeyo ka dalbaday Ugaandha

Entebbe Sebtember 23, 2023 (SDN)- Uganda ayaa Sabtidii ku dhawaaqday inay dhexdhexaadinayso dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland si loo fududeeyo inay dib u midoobaan, ka dib markii ay kala maqnaayeen muddo soddon sannadood ah. Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa aqbalay inuu qaato doorka dhexdhexaadinta, kaddib kulan uu Isniintii la soo dhaafay la yeeshay ergayga gaarka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »