Home » 6:10 am Entries posted on “January, 2024”

Melishiyo beeleedka Muuse u diray Gacan Libaax iyo kuwa degaanka oo aan waxba isku jirin

Hargeysa January 26, 2024 (QJ) – Sida ay no xaqiijiyeen ilo wareedyo ka agdhow madaxtooyada Somaliland, ciidamada dhawaan lageeyay degaanka Goda weyn ayaa waxa ay u badan yihiin ardaaga Muuse Biixi. Taliyaha ciidamadan madaniga ah ayaa ilaa ku dhawaad 90% kiiba ayaa la sheegay in laga daabulay aradaaga Muuse Biixi ee Saaxil dega. Wararku waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh oo Dastuurka dhameystirkiisa ka goan tahay

Garoowe January 25, 2024 (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad lagu daah furayay Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka, wuxuuna ku nuux nuuxsaday doorka muhiimka ah ee ay u leedahay dowladdiisa. Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan ogolaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixii oo ciidan uu Awdal dib uga soo raray geeyay Godaweyn, iyo rasaas halkaa ka dheceysa

Hargeysa Jan 25, 2024 (QJ) – Wararka ka imanaya degaanka Godaweyn ayaa sheegaya in halkaasi uu Muuse Biixi geeyay ciidamo degaan ka sameysta buuraha Gacan libaax. Wararka ayaa intaa raacinaya in durba halkaa xalay laga maqlayay rasaas goos goos ah oo aan la garaneyn cida rideysa. Muuse Biixi oo aan weli ka soo kaban jabkii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo G-77 ka dacweysay Itoobiya

Kampala January 21, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay shirka G-77 iyo Shiinaha oo ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Shir-madaxeedkan oo la qorsheeyay inuu socdo muddo laba maalmood ah, ayaa looga golleeyahay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga ka dhexeeya waddamada xubnaha ka ah G-77 […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Masar oo balanqaaday difaaca Soomaaliya

Qaahira January 21, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee magaalada Qaahira. Waxa uu kulan wax ku ool ah la yeeshay Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Sisi. Labada Madaxweyne ayaa intii ay ku guda jireen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SOMALIA: SNA launches operations against Al Shabab

Baidoa January 21, 2024 (QJ) -Somalia’s National Army has today carried out a planned operation against Al Shabab on the outskirts of Baidoa, the capital of Bay region. The military operation was carried out by the 8th Brigade’s 60th Division, which resulted in the liberation of several villages near Goofgaduud-burey. The Commander of the 47th […]

Posted in news in English | Read More »

Pro-Iranian Militants shell US base in Iraq

Iraq January 21, 2024 (QJ) -US military personnel have been injured in a rocket attack on a military base located in Western Iraq. The Central Command of the US Military has stated that militias supported by Iran targeted the Al Asad airbase, where US forces are stationed, with a barrage of rockets this Saturday. An […]

Posted in news in English | Read More »

Al Shabaab oo weerar ku laayay ciidan xero ku sugnaa

Kaxda January 20, 2024 (QJ) -Al-Shabaab ayaa shalay weerar xooggan ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Weerarka ayaa la sheegay in uu dhacay xilli inta badan ciidamada ay hurdayeen, waxaana kooxda weerarka geysatay ay ku guuleysteen inay gudaha u galaan saldhiga. Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Midawga Africa oo Obasanjo u igmaday dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya

Addis Ababa January 20, 2024 (QJ) -Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa wada dadaallo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo, laguna xalliyo khilaafka u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya, kuwaas oo xubno ka ah Midowga Afrika iyo IGAD. Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo ayay Midowga Afrika u magacaabeen in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh oo xulofo doon u tegay Qaahira

Qaahira January 20, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii la socday ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar. Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Masar. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar, C/fataax Al-sisi, waxaana la filayaa in labada mas’uul ay kulmaan dhawaan. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »