Home » 5:58 am Entries posted on “January, 2024”

Soomaaliya iyo Baanka Aduunka oo ka wadahadalay horumarinta Maaliyada

Muqdisho January 28, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cigeh ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan wax ku ool ah kula qaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Krystina Svensson. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhaqaalaha iyo taageerada horumarineed ee Bangiga Adduunka uu siiyo dowladda Soomaaliya. Waxa kale oo ay ka hadashay arrimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sucuudiga oo Mashaariic dhan $40 million ka hirgelinaya Soomaaliya

Muqdisho January 28, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Mashaariic la xiriira Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha, iyo Gargaarka oo ay Soomaaliya ka hirgelineyso Xarunta Gargaarka iyo Samafalka ee Boqor Salmaan, waxaana mashruucan ku baxaya lacag dhan 40 Milyan oo Doollar. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xaqiijiyay in mashaariicdani ay si weyn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ilhaan Cumar oo ka hortimi Heshiiskii Addis Ababa

Minneapolis January 28, 2024 (QJ) -Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Ilhaan oo hadal ka jeedisay xaflad ka dhacday Minneapolis oo loogu dabaal-degayay dib u doorashadii madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegtay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Idaacad ku hadasha afka Al Shabaab oo la duqeeyay

Muqdisho January 27, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya magaalada Galhareeri ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in shalay mar kale magaalada ay ka dhacday duqeyn dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Duqeynta ayaa lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo dagaal ka dhacay agagaarka Galhareeri. Sida ay sheegayaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM oo masuul u soo magaacaabay Soomaaliya

Muqdisho Jauary 27, 2024 (QJ) -Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Zimbabwe uu u magacaabay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ay soo saartay Qaramada Midoobay, Zenenga waxa uu bedelayaa dublamaasigii Ghana ee xilka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ittoobiya oo ka jawaabtay eedo loo jeediyay

Addis Ababa January 27, 2024 (QJ) -Itoobiya ayaa golaha ammaanka u dirtay warqad ka hor inta goluhu ka doodin heshiiskii ay Itoobiya iyo Somaliland kala saxeexdeen 1-dii January 2024, iyadoo sheegtay in heshiiskaas aanu ahayn mid xad-gudub ku ah madax-bannaanida Soomaaliya, isla markaana aanu horseedayn colaad dhax marta labada waddan iyo in gobolka laga abuuro […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somali Minister updates diaspora on plans to fight MoU

Minneapolis January 27, 2024 (QJ) – Somalia’s Minister of Information, Daud Aweis, who participated in a Zoom conference with the Somali community in the Minnesota region of the United States, addressed the Somali government’s plan regarding the defense of the country. Aweis strongly condemned Ethiopia’s aggressive actions and expressed concerns about the ongoing conflict that […]

Posted in news in English | Read More »

UNRWA firs 12 staff member for involvement in October attack

Gaza January 27, 2024 (QJ) -At least 12 United Nations Relief and Works Agency employees in Gaza have been fired following accusations by the Israeli authorities that they were involved in attacks on October 7. The United States has stated that they have taken measures to halt the financial support they had been providing to […]

Posted in news in English | Read More »

Itoobiya oo meelmarineysa Heshiiskii badda ee ay Somaliland la gashay

– Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Khamiistii sheegay in dalkiisu uusan marnaba dagaal la geli doonin Soomaaliya, isagoo muujiyaydoonayaan ixtiraam iyo iskaashi. Sidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay in Itoobiya ay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya, si lamid ah ummadaha kale. Abiy ayaa sidoo kale sheegay in dowladiisa aan looga shakin karin in ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

What Somalia Can Learn from The Past Similar Histories of Bolivia, Cuba, and Ukraine. 

 By Isaac Muhammad                                             What is territorial leasing? State-level territorial leasing has never been a clearly defined activity in international law or relations, but defining it is necessary to understand it. As defined by experts, a ‘territorial […]

Posted in Features | Read More »