Hargaysa 16.Aug 2013 (SDN)- Abwaanka Caanka ah ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa Si Mug leh u Sharaxay Macnaha erayga Socdaal oo ah Halku Dhiga Sannadkan loo Xushay bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargaysa (International Book Fair) kaas oo Maanta Si rasmi ah uga furmay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha ee Caasimada Hargaysa .
Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi waxa uu aragti togan ku milicsaday qiimaha ay gabadha soomaliyeed leedahay marka laga eegayo dhinaca dhaqanka iyo sida laysugu tixgaliyo.
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato hadalkii Hadraawi
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hadrawi(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
