Uncategorized

“Anagu hadii aanu nahay Bah’da Waxbarashada Account (Sanduuq Xisaabeed) ayaanu u furnay Wadadan” Wasiirka Waxbarashada {DHAGAYSO}

Burco 16.Sep 2013 (SDN)-  Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa balan qaaday in Guud ahaan bah’da Waxbarashadu ay si hagar la’aan ah uga qayb qaadanayaan dhamaystirka Jidka Isku xidha Gobolada Sanaag iyo Togdheer ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo dhagax dhigay maanta.

Wasiirka waxbarashadu waxay sheegtay inay Sameeyeen Sanduuq ama Account ay ku uruurinayaan wixii tabarucaad ah ee wasaarad ahaan ay ka gaysanayaan hirgalinta Wadadan .

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalkii wasiirka waxbarashada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirZamzam16(1).mp3″]

Burco SDN.

Qurbejoog.com