Uncategorized

Ciidamada Qaranka iyo Booliska oo Askarigiiba Hal Dollar bishii ugu Tabarucay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco {LABADA Taliye Ciidan Dhagayso}

Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Taliyeyaasha ciidammadda Qaranka Iyo Booliska Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) iyo Sareeye Guuto Cabdilaah Fadal Iimaan ayaa maanta si wada jir ah shaaca ugaga qaaday inay sadexda bilood ee soo socda askari kasta oo ka tirsan labadaas ciidan ugu deeqayaan min hal dollar oo ka mid ah mushaharkiisa dhismaha jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) oo warbaahinta kula hadlayay goobtii Madaxweynuhu ku dhagax dhigay dhismaha jidka 370km ah ee isku xidhaya Burco iyo Ceerigaabo.

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalada Labada Taliye Ciidan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/LabadaTaliye16(1).mp3″]

Burco SDN.

Qurbejoog.com