Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa ka dalbatay Shacabka ku nool Magaalada Hargaysa inay dhaqaale u huraan dhamaystirka Wadada isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer.
Wasiirka Horumarinta Miyiga ayaa Tilmaantay dhibaatadii ka qabsan jirtay Mudo sagaal sanno ah oo ay Jidka rafaadka badan ee xidhiidhiya labaadaas gobol ay ku safri jirtay waxaanay Xustay in hadii ay wadadani Dhamaystiranto ay Guul u tahay Somaliland oo dhan.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalkii Wasiirka Deegaanka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirShukriBaandare16(1).mp3″]
Burco SDN.
Qurbejoog.com
