London 17Sep13 (SDN)Jaaliyada Somaliland ee Uk oo baaq u diraysa Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Mareeyaha Tvga Khadar Cali Gaas in Wariye Daahir Ismaaciil Xaaji Aden loo dhiibo Tvga Qaranka , wariye Daahir ayaa in mudo ku jiray saxafada Somaliland ee Wadanka Uk waana wariye Ruug Cadaa oo khibrad u leh dhinaca saxafada baqan ay soo direen jaaliyada ku dhaqanUk ayaa waxay kaga cabanayaan barimjyada ka baxa tvga oo aan loo maamulin hab ku wacan saxafada iyo Xarunta Tvga oo aan laga hawl galin siyaabo kale duwan ogayd , waxa kale oo ay shegeen in xarunta Tvga Qaranka Somaliland laantiisa Uk laga rarayo loona wado dalka Holand oo uu mareeyaha Tvgu ku Maqan yahay lana filayo in xafiiska Qarada Yurub loo raro halkaas taas oo dhabar jab ku ah. iyada oo halkaa anayjirin jaaliyada Somaliland oo dagan . waxa kale oo ay xuseen in Tvga Qaranku u ka gabiyey boqashadii Wasiirka Arimaha Dibada iyo Macdantu ku yimadeen Wadanka oo ay shir jaraid ay ku qabteen oo saxafada anay ka qayb galin iyaga oo sheegay inay jirto dhaliilo badan oo huwanaysa Tvga Somaliland laantiisa London.
Qurbejoog
Uk London
