Uncategorized

Jaaliyada Somaliland ee Uk oo baaq u diraysa Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Mareeyaha Tvga in Wariye Daahir Ismaaciil Xaaji Aden loo dhiibo Tvga Qaranka Somaliland

London 17Sep13 (SDN)Jaaliyada Somaliland ee Uk oo baaq u diraysa Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Mareeyaha Tvga  Khadar Cali Gaas in Wariye Daahir Ismaaciil Xaaji Aden loo dhiibo Tvga Qaranka , wariye Daahir ayaa in mudo ku jiray saxafada Somaliland ee Wadanka Uk waana wariye Ruug Cadaa oo khibrad u leh dhinaca saxafada  baqan ay soo direen jaaliyada ku dhaqanUk ayaa waxay kaga cabanayaan barimjyada ka baxa tvga oo aan loo maamulin hab ku wacan saxafada iyo Xarunta Tvga oo aan laga hawl galin siyaabo kale duwan ogayd , waxa kale oo ay shegeen in xarunta Tvga Qaranka Somaliland laantiisa Uk  laga rarayo  loona wado dalka Holand oo uu mareeyaha Tvgu ku Maqan yahay   lana filayo in   xafiiska Qarada Yurub loo raro halkaas taas oo dhabar jab ku ah. iyada oo halkaa anayjirin  jaaliyada Somaliland oo dagan . waxa kale oo ay xuseen in Tvga Qaranku u ka gabiyey boqashadii Wasiirka Arimaha Dibada iyo Macdantu ku yimadeen Wadanka oo ay shir jaraid ay ku qabteen oo saxafada anay ka qayb galin iyaga oo sheegay inay jirto dhaliilo badan oo huwanaysa Tvga Somaliland laantiisa London.

 

Qurbejoog

Uk London