Uncategorized

“Maamul Xumida dalka ka jirta waa ta Keentay in Shirkadii Genel Energy iyo Diyaaradii Ethiopia Airways ay inaga baxaan” Mujaahid Ibraahin Dhego weyne {DHAGAYSO}

Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Mujaahid Ibraahim C.laahi Xuseen (dhego weyne) oo ah Afhayeenka Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa mar kale ku celiyay in Madashoodu ay Sugayaan in Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Jawaab waafi ah ka bixiyaan qodobo ay Dawlada ku dhaliileen oo uu Tilmaamay inay Yihiin kuwa Jira isla markaana looga baahan yahay sidii ay isaga difaaci lahaayeen jiritaanka warkaas,isagoo intaas ku daray in dalku uu ku socdo majare Khaldan.

Afhayeenka Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta qaranka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo ay madashoodu maanta ku qabteen Magaalada hargaysa .

Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Dhego weyne

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhagawayne19s(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Contact@somalidiasporanews.com