Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Ummada Somaliland ka Tacsiyadeeyay ansixinta Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo uu ku Magacaabay (Xeerka Xirsi ee Hanti Urursiga) waxaanu sheegay in xaalad adag uu dalku marayo .
Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” Waxa uu Shacabka Somaliland ku Booriyay inay fal celin ka sameeyaan Xeerka Takaaliifta oo uu ku tafsiiray mid aan ummada u danaynayn waxna loogu qabanayn dalka iyo dadka toona .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CaliGuray24s.mp3″]
