Istanbul 05.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ee Socdaalka ku jooga dalka Turkiga ayaa Kulan la qaatay Safiirka Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Somalia,iyo Qaar ka mid ah Shirkadaha Maalgashi ee Wadankaas iyo Xubno Ganacsato ah .
Waxa kale oo uu madaxweynuhu kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ha’yadaha maal-gashiga qaabilsan, ururka maal-gashiga iyo waxsoosaarka iyo shirkadaha waaweyn ee Turkiga oo ay ka wada hadleen sidii ay u maal-gashan lahaayeen Somaliland.

Istanbul SDN.
Qurbejoog.com
