Uncategorized

Wasiirka Madaxtooyada iyo Wefti uu Hogaaminayo oo ku sii Jeeda Magaalada Ceerigaabo iyo Ujeedaada Safarkooda

Hargaysa 12.October 2013 (SDN)- Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ayaa Galabta u caraabay Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo oo ay safar ugu baxeen.

Wasiirka-Madaxtooyadda1-243x300

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ujeeda safarka wasiiradaasi uu hogaaminayo wasiir Xirsi ayaa lagu sheegay in ay ka mid tahay ololaha xukumadu ugu jirto qaadhan ururinta dhismaha wadada ceerigabo iyo burco isku xidha oo uu dhawaan madaxweynaha Somaliland dhagax dhigay.

Waftigaasi ayaa la sheegay in ay dadka Ceerigaabo la Ciidi doona iyada oo inta ka horeysana kulamo kala duwan la yeelandoonan madaxda iyo dadweynaha gobolkaasi si ay ugu bandhigaana in ay ka qaybgaalan dhaqalaha loo ururinayo wadadoodasi  si ay ugu xidhmaan gobolada kale ee Somaliland oo hataan ay godoon kaga jiraan.

Hargaysa SDN.

Qurbjoog.com