Uncategorized

Tacsi:C/RAXMAAN ALI CADAANI[BASALO] OO KUHADLAAYA MAGACA CIYAARTOOYGA GWG HARGEYSA MEELKASTA OOY KALAJOGAANBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN WALAALKOOD [ ISMACIIL AXMED JANBIIR ciyaartogii kubada kolayga ] OO MAANTA KU GEERIYOODAY

INAALILAAHI WA INA ILEEYHUN RAJICUUN ANIGOO AH
C/RAXMAAN ALI CADAANI[BASALO] OO KUHADLAAYA MAGACA CIYAARTOOYGA
GWG HARGEYSA MEELKASTA OOY KALAJOGAANBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN WALAALKOOD [ ISMACIIL AXMED JANBIIR ] OO MAANTA KU GEERIYOODAY
MAGAALADA LONDON IN ILAAHAY JANATUL FARDOWSA GEEYO DHAMAAN EHELADII IYO ASXAABTII UU KABAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN KASIIYO AMIIN YA RABI
1 cismaan madar [shiine] 4jaamac mahamed [jamaame]
2 deeq abdilaahi [saban] 5 mahamed ali xage [ilko]
3 najiib cismaan [nagiib xabashi] 6 mowliid cismaan [liito]
7 cismaan xassan [waxar] 8 abdi xussen [xadka]
9 naasir aaden [ maradona] 10 axmed mahamed shire [sacad]
11 cabdiraxmaan [ollol] 12 maxamed maxamuud ismail [shakuur]
13 xassan yuusuf yacquub [hassan fiish] 14 mahamed mahamuud [diridhabe]
15 cabdi shiine ahmed [shabeel] 16 fuaad abdillahi ciise [dhabo]
17 cabdi xakiin [cateeya] 18 keyse sheekh yuusuf [jinaarag]
19 mahamed gahayr 20 sitiin nuux 21 Aniis c/laahi ciise
IN ILAAHAY QABRIGA UNUURIYO WALAALAYAAL AMIIN DHAHA
BASALO